HomeWasiirka Caafimaadka Somaliland oo lagu Eedeeyey gabbood-fallo musuq-maasuq

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo lagu Eedeeyey gabbood-fallo musuq-maasuq

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankHargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ku eedeeyay inuu ku kacay Musuqmaasuq baahsan.

Xildhibaanka oo Maanta hadal ka jeediyey Xarunta Golaha Guurtida Somaliland oo Mudaneyaashu kaga doodayeen Xaaladda Adeegyada Caafimaadka ee Dalka, ayaa isagoo Arrimahaa ka hadlaya wuxuu yidhi, “Wasiirkii caafimaadka ayaa laba Fooq oo dhaadheer dhisanaya, oo aan la odhanayn halkeed ka keentay Lacagtan ? innagu waxaynu nahay Guurti, waxaynu aragno ayaynu tilmaamaynaa”.

Xildhibaanku wuxuu farriin u diray Madaxweynaha, waxaanu yidhi, “Madaxweynaha waxaanu leenahay Madaxweyne Goobtaa wax ka qabo, waxaanad tidhaahdaa dhakhaatiirta waxa Mushaharka laga siinayaa Cashuurta Dadka laga soo qaado ee Qof buka oo Lacag laga qaadayaa ma jirto oo Bilaash Dadka ku siiya, waynu karaynaaye Daawadaa la iibsanayo ee aqallada laga dhisanayo Dadka hala siiyo”.

Dhinaca kale, ka Sakow hadalka xildhibaanka waxa jira Mudaneyaal kale oo aad uga dayriyey Adeegyada Xarumaha Caafimaad ee Dawladdu maamusho, waxaana xildhibaano badan oo hadlay isku raaceen in Cisbitaalka guud ee Hargeysa aan lagu tilmaami karin inuu yahay Cisbitaal Dawladeed.

@HCTV

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories