Monthly Archives: July, 2019

spot_imgspot_img

“Somaliland ninka Cadowga u ah ee soo weerara, ma barido ee way iska Celisaa, waa layska kaa celinayaa” – Madaxweynaha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Guddi uu madaxweynaha Somaliya uu u magacaabay wada-hadallada u dhexeeya labada waddan...

“Haddii bisha August 10-keeda innaga gaadho, sharcigu wuxuu dhigayaa in loo gudbiyo Guurtida” – Muuse Biixi oo ka hadlay Khilaafka Doorashada

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horeysay ka hadlay xalka ay xukuumaddiisu u qorshaysay qabsoomidda doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Casho-sharaf Ku Maamuusay Safiirro iyo Diblomaasiyiin Dalka u Yimi Ka Qayb-galka Carwada Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa

 Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa casho-sharaf qasriga madaxtooyada ugu sameeyey safiirro, diblomaasiyiin, aqoonyahanno iyo qoraayo ka socda dalalka...

“Qofka ubadkiisa hagaajiya, amaanadii wuu ka soo baxay, kii kalena khiyaamo ayuu sameeyey loo qabsan doono” – Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir

Carruurtu way ku lumaan hadii qaab askarinnimo loola dhaqmo, marka la tarbiyadaynayo.   Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir, ayaa sheegay in qofka ubadkiisa hagaajiya,...

“Danta Guud Wadajirbay Dayac Kaga Fogaataa” – Warbixin Daaha ka Rogaysa Xaaladda Gobolka Togdheer Iyo Duruufaha Nololeed Ee Ka Jira

Markasta oo ay maskaxdaada ka soo maaxato inaad ummadda wax la wadaagto ama aad samaynayso qoraal sababta ka danbaysa inta badan waxay tahay inaad...

Somaliland: President Muse Bihi Receives EU Envoy

Hargeisa (SLpost)- President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi, received today the new European Union Envoy to Somaliland and Somalia, Ambassador Nicolás...

“Kolba haddii maceeshaddii dadka qirin-qiir la galinayo, wada-hadal iyo isku-imaanshiyo kale hadalkiisaba dhaaf” – Prof Cabdi Ismaaciil Samatar

“Dowladda ka talisa Maka-Al-Mukarrama Xaq uma laha inay ka Arrimiso neefka Berbera ka dhoofaya... waa in loo daayo guddigaa khubarada ah ee madaxa-bannaan oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img