Monthly Archives: July, 2019

spot_imgspot_img

Somaliland oo Marin u noqotay Ganacsi Sharci-darro ah oo isaga kala gudba Bariga Afrika iyo Dalalka Khaliijka Carab iyo Fadeexado ku lammaan

Hargeysa (SLpost)- Somaliland, ayaa la sheegay inay marin u noqotay ka-ganacsiga Sharci-darrada ah ee xayawaannada Dugaagga iyo Duurjoogta laga tahriibiyo Dalalka Bariga Afrika, sida...

Arrimaha lagaga Hadlay Kulan Dhexmaray Shir-guuddoonka Wakiillada iyo Safiirrada Midowga Yurub & Germany

Hargeysa (SLpost)- Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Somaliland iyo Somalia oo ay weheliyaan danjireyaal iyo dibloomasiyiin ka socda waddamada taageera Doorashooyinka iyo nidaamka...

Xildhibaanno Baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan oo eedaymo u jeediyey Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka dowladda Soomaaliya, ayaa eedayn u jeediyey Xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ay...

Xildhibaano Aragtiyo kala duwan ka muujiyey Xeerka Ismaamulka Gobollada iyo Degmooyinka oo maanta la ansixiyey

Hargeyska (SLpost)- Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta meel-mariyey Xeerka Ismaamulka gobollada iyo Degmooyinka oo muddooyinkii u dambeeyey Horyaallay Golaha isla markaana ay xildhibaannadu...

Afku Wuxu La Xoog Yahay Magliga Xawda Kaa Jara (Af-Ku Dhiiglayasha Qaranimada Dhaawacaya Xadhig Iyo Mustaafur Baa Ku Waajjibay)

Qalinkii: Rasheed Ali Meigag Samater Waxaynu Joognaa Waqti U Dhigma 1988kii Markii Cadawgu Isku-Kaalmaysteen In La Tirtiro Xarakaddii Xoraynta Somaliland, Maantana Xoog Milatari Baanay  Haysanne...

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Bandhigga 12aad Ee Carwada Buugaagta Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta daah-furay Bandhiga 12aad ee Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeisa...

Somaliland: President Muse Bihi Hosts Dinner For Foreign Dignitaries

The Somaliland President Muse Bihi Abdi hosted a gala dinner for foreign diplomats and other dignitaries last evening at the presidency in Hargeisa. The dinner...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img