Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Xiisad ka soo cusboonaatay Gobolka Sanaag iyo Tallaabooyin la qaadayo
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay xiisad ka soo cusboonaatay gobolka Sanaag kaddib markii ay maanta Isku dhaceen Ciidamada...
Muxuu Guddoomiye Cirro ka yidhi Heshiiska Doorashooyinka laga gaadhay iyo Xiisada ka taagan gobolka Sanaag?
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka hadlay heshiis maanta saddexda xisbiga Qaran iyo Xukuumaddu ka gaadheen...
Somaliland: Madaxda Qaranka oo Heshiis ka gaadhay Khilaafka Doorashada iyo Nuxurka Qodobbada Xisbiyadu ku isla qaateen
Hargeysa (SLpost)- Shir ballaadhan oo ay maanta madaxtooyada ku yeesheen madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, guddoomiyayaasha xisbiyada WADDANI...
Dufcaddii 10aad oo ka qalin-jebisay Dugsiga Farsamada Gacanta ee SAHAN HOSPITAL
Hargeysa (SLpost)- Dufcaddii 10aad ayaa maanta ka qalin-jebisaybDugsiga Farsamada gacanta ee SAHAN HOSPITAL ee magaalada Hargeysa. Munaasibad Ballaadhan oo lagu qabtay Xarunta lagu daweeyo laguna...
Bandhigga 12aad ee Carwada Buugaagta Hargeysa oo la soo af-meeray iyo Waxyaabaha ku Cusub Sannadkan
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, ayaa si rasmi ah u soo gebo-gabeeyey Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo 12 jirsaday...
“Isma Lahayn Jawaabta Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud Ka Bixiyay Tallaabada Xadhiga Xildhibaanada Gebilay Iyo Halka Uu Isku Qaaday”
Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud ee dalka oo laga sugayey inuu dabaqo sharciga dalka ayaa isku qaaday arrin aan looga fadhiyin ,xeer jajab iyo in uu Tusaale usoo qaato waxa mar is qabtay, SOLTECO IYO DOGOX IYO AFAR-JEEBLEH IYO HEBEL.
Madaxweynaha Somaliland oo War ka soo saaray Xaaladda Ceel-Afweyn iyo Korneyl Caarre
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shaqaaqada colaadeed ee muddada ka taagnayd deegaanka Ceel-Afweyn iyo guud ahaanba gobolka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

