Monthly Archives: July, 2019

spot_imgspot_img

Madaxweyne Muuse Biixi oo xil-ka-qaadis iyo Magacaabis ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xil ka qaadis iyo magacaabis sameeyey qaar ka mid ah masuuliyiinta hay'adaha dowladda. Wareegtada Madaxweynuhu xilka...

Magacyada Maxaabiis u xukunnaa budhcadbadeednimo oo madaxweynaha Somaliland Cafis u fidiyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, ayaa cafis u fidiyey Maxaabiis laga soo wareejiyey dalka Seycheles oo muddo sannado ah u xukunaa kiisas Budhcadbadeednimo...

Somaliland: President Muse Bihi Receives UN Special Envoy James Swan

The President of the Somaliland Republic, Muse Bihi Abdi, received the United Nations Special Envoy, Ambassador James Swan in Hargeisa today. The President met with...

Arrimaha lagaga wada-Hadlay Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Ergayga Qaramada Midoobay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda jimciyadda quruumaha ka...

Wasaaradda Horumarinta Jidadka Oo Qalab Iyo Gaadiid Cusub Ku Daah-Furtay Bilowga Wejiga 2aad ee Dhismaha Waddada Ceerigaabo

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo horumarinta Jadadka Somaliland iyo Wafti uu hogaaminayo oo gaadhay Degmada Gar-adag ee Gobolka Sanaag, ayaa daah-furay weji labaad...

Siyaasi Maxamed Xasan Dirir oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Deegaamo ka tirsan Gobolka Saaxil oo uu Hankiisa u soo bandhigay

"Muddada aan siyaasadda ku soo jiray, waxaan soo dhisay hoggaamiyeyaal iga fadal horeeyey. 2010-kii waxaan soo dhisay Faysal Cali Waraabe, sannaddadii ka dambeeyey oo...

Badhasaabka Gobolka Sanaag oo faahfaahiyey Khasaare ka dhashay Dagaal Dhexmaray Ciidanka Qaranka iyo Malleeshiyaad Hubaysan

Ceerigaabo (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro), ayaa faahfaahin ka bixiyey sida uu ku bilaabmay iyo khasaaraha ka dhashay Iska-horimaad hubaysan  Dowga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img