HomeXukuumadda Somaliland oo Jawaab ka bixiyey Hadal ka soo yeedhay Raysalwasaare ku-xigeenka...

Xukuumadda Somaliland oo Jawaab ka bixiyey Hadal ka soo yeedhay Raysalwasaare ku-xigeenka Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka ee Jamhuuriyadda Somaliland Md Maxamed Muuse Diiriye, ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Raysal-wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo shir-jaraa’id oo shalay uu magaalada Muqdisho ku qabtay ku sheegay inay jiraan qaar ka mid ah Shacabka Somaliland taageersan midnimada Soomaaliya.

 

Wasiir Maxamed Muuse Diiriye oo la hadlay saxaafadda, ayaa gaashaan-ka ku dhuftay hadalka ka soo yeedhay reysalwasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo uu ku tilmmaaay hadal iyo wedho aan xaqiiqada ku salaysnayn.

 

 

MUUQAALKAN HOOSE KAGA BOGO HADALKA WASIIRKA WARFAAFINTA SOMALILAND

 

 

 

Raysalwasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa dhalasho aahaan ka soo jeeda Somaliland, isagoo ka mid ahaa xubin ka mid ah guddiga Doorashooyinka Qaranka oo loo magacaabay 2008-dii, isagoo ka mid ahaa Xubnaha Komishankii dalka ka qabtay Doorashooyinkii Madaxtooyada 2010-kii iyo Deegaanka 2012-kii, isagoo xilkaas ka hor ahaa ahaa la-taliyihii dhinaca sharciga ee Guddiga doorashooyinka 2002 ilaa 2008 isagoo wakhtigaasna ahaa Macalin Sharciga ka dhiga Jaamacadda Hargeysa.

 

Sannadkii 2017-kii markii xilka madaxweynaha Soomaaliya loo doortay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa xilka reysal-wasaare ku xigeenka loo magacaabay Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar),

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories