Edaabta Bisha Ramadaan – Qalinka Khadar Dirir
Walaalayaal dhamaantiin waxaan idin leeyahay Ramadaan Kariim, waxaan inyar kaga hadli doona bisha ramadaan ee ilaahay inugu faral yeelay inaynu soono. Bisha Ramadaan waa bil...
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Madaxweynihii Hore ee Nigeria, Mr Obasanjo
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynihii hore ee dalka Neyjeeriya, Mr Olusegun Obasanjo oo...
Hargeysa: Madaxweynihii hore ee Nigeria oo Socdaal ku yimi Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Dalka Nigeria, Olusegun Obasanjo, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Obasanjo waxa Madaarka diyaaradaha ee...
Galkacyo: Magacyada Rag Ku Eedaysan Kufsi Iyo Dil Gabadh 12 Jir Ahayd Oo La Soo Bandhigay
Galkacyo (SLpost)- Maxkamad ku taalla Magaalada Gaalkacayo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa la soo taagay 10 Qof oo loo haysto Kufsi Wadareed iyo Dil...
“Nabaddaan haysano Qaarbaa ku daaca-Qudhmaya, Madaxnimada somaliland waa loo dhintay…maaha Muuse ku dumi, Qaranimadaa ka weyn” – Eng Faysal Cali Waraabe
"Waligeedbaa Xisbiyadu somaliland isku qaban jireen doorasho ,waxaase hada jira gacmo shisheeye ,waa lagusoo duulay somaliland " "Baarlamaankeenna maanta waxa gacanta ku haya nin aan la...
Somaliland: Wasiirka Diinta & Aw-qaafta oo ka hadlay Curashada bisha Ramadaan iyo Fadligeeda
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa sheegay in aan meelna laga arag bisha Ramadaan, waxaanu shaaciyey...
Milatariga Ethiopia oo Boqolaal Qof u xidh-xidhay Isku-dhacyo sababtay Barakaca Malaayin Shacab ah
Addis Ababa (SLpost)- Ciidammada Itoobiya ayaa dejiyey Iska hor-imaadyo dhex maray Qoomiyaha Axmaarada iyo Benishangul Gumuz ee dalka Itoobiya, ka dib markii halkaa la...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

