HomeGalkacyo: Magacyada Rag Ku Eedaysan Kufsi Iyo Dil Gabadh 12 Jir Ahayd...

Galkacyo: Magacyada Rag Ku Eedaysan Kufsi Iyo Dil Gabadh 12 Jir Ahayd Oo La Soo Bandhigay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Galkacyo (SLpost)- Maxkamad ku taalla Magaalada Gaalkacayo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa la soo taagay 10 Qof oo loo haysto Kufsi Wadareed iyo Dil Gabadh yar oo da’deedu ahayd 12 Jir.

 

Raggan oo dhawaan Magaalada Gaalkacayo si wadar ah ugu kufsaday isla-markaana u dilay Gabadha yar oo Magaceedu ahaa Caasha Ilyaas, ayaa Xeer ilaalinta Puntland oo dacwaynaysa Ragga Kufsiga geystay waxay soo bandhigtay Magacyada Ragga Kufsiga iyo Dilka Caasha ku eedaysan, kuwaasi oo qaar ka mid ahi Maxkamadda  joogeen.

blank

Xubin ka mid ah xeer-ilaalinta Puntland oo halkaa ku soo bandhigay Magacyada Ragga eedaysanayaasha kuwaasi oo Magacyadoodu kala yihiin sidan:-

 

1- Cabdifataax Cabdiraxmaan Warsame oo 24 sano jir ah oo ku dhashay magalada Muqdisho islamarkaana degnaaGaalkacayo 

2- Cabdishakuur Maxamed Dige 46 sano jir ah kuna dhashay Muqdisho deganna Gaalkacayo

3- Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame 32 sano jir ah kuna dhashay Hargeysa islamarkaana ku nool Gaalkacayo

4- Axmed Maxamed Nuur 30 sano jir ah 

5- Axmed Cabdiraxmaan Maxamed 24 sano jir ah

6- Farxaan Cabdi Siyaad 28 Sano jir ah 

7- Farxaan Maxamed Axmed 25 sano jir ah 

8- Cabdinasiib Cali Cumar 21 sano jir ah 

9- Maxamed Deeq Maxamed 20 sano jir ah 

10- Cabdilaahi Qorane Maxamuud 16 sano jir ah..”

Xeer ilaaliyuhu wuxuu sheegay in Raggan lagu haysto Dambiyo kala ah “Dambiga koowaad ee Afduub, dambiga labaad ee Dil u kas ah, dambiga saddexaad waa Kufsi Wadareed, dambiga Afraad waa geysasho dhaawac, Dambiga shanaad waa Sumcad dilid ay u geysteen Dawladda Puntlad iyo Shacabkeeda, Dambiga lixaad waa Khalkhal-gelin amniga guud ee Puntland, gaar ahaan degmada Gaalkacayo, dambiga 7-aad ee inay Bulshada khatar ku yihiin..”ayuu yidhi.

Dacwadda ayaan weli Go’aan laga gaadhin isla-markaana socota.

 

HCTV

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories