Monthly Archives: May, 2019

spot_imgspot_img

Ex-Wasiir Cukuse oo dalka ku soo laabtay, kana hadlay haddii uu Xil-doon Yahay

Hargeysa (SLpost)- Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Warfaafinta iyo Xannaanadaha Xoolaha xukuumaddii Madaxweyne Axmed-Siilaanyo, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey gegida diyaaradaha...

Jigjiga: Golaha Wasiirrada DDSI oo Go’aamo ka soo saaray Dhul Soomaaliyeed oo lagu daray Ismaamulka Canfarta Ethiopia

Jigjiga (SLpost)- Shir ay isugu yimaaddeen Golaha Wasiirrada ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo uu shir-guddoominayey madaxweyne Mustafe Cagjar, ayaa lagu faaqiday qorshaha uga meel...

HARGEYSA: Diyaar-garowga Xuska 18-ka May iyo Adkeynta Nabadgelyada Caasimadda oo shir laga yeeshay

Hargeysa (SLpost)- Xarunta dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa, waxa maanta ku qabsoomtay Shir lagu gorfeeyey tallaabooyin lagu adkaynayo Nabad-gelyada Caasimadda ee Xuska Munaasibadda 18-ka...

Wasiir Maxamed Kaahin oo Eedaymihii ugu Cuslaa u jeediyey Guddoomiye Cirro “Wuxuu u jeeday inaanu ISIR wadaagno Nimanka Falka fuliyey”

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa jawaab ka bixiyey eedaymo uga yimi Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, gaar ahaan...

Tirada Dadka loo hayo Dhacdadii lagu dilay Laba Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay inay ciidammada Ammaanku gacanta ku soo dhigeen gacan-ku-dhiiglayaal qudha ka jaray laba...

Sidee ayuu Boqor-Buurmadow u arkaa xaaladda Deg-degga ah ee Gobolka Sanaag?

Hargeysa (SLpost)-  Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo ka mida Madax-dhaqameedka Somaliland oo ku sugan wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa ka horyimi xukunkii deg...

Sidee ayeynu u Soo dhowaynaa Soonka?

Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Waan salaamayaa dhamaan akhyaarta meelkastoo ay joogaan, Alle subxanahuu wa tacaalaa isaga ayaa kala fadilay waqtiyada,markastana alle khayrka ayuu inoo soo celceliyaa si...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img