Monthly Archives: May, 2019

spot_imgspot_img

Hargeysa: Safiirka Jabuuti oo Madaxweynihiisa ku hambalyeeyey Isbeddel uu ku sameeyey Xukuumaddiisa

Hargeysa (SLpost)- Wakiilka Dowladda Jabuuti u fadhiya Safaaradda uu dalkaasi ku leeyahay magaalada Hargeysa, ayaa hambalyeeyey isla markaana soo dhaweeyey Isku-shaandheyn Madaxweyne Ismaaciil Cumar...

Siyaasi Ismaaciil Yare oo Madaxweyne Biixi ku dhaliilay Utun-siyaasadeed uu ka tirsanayo oo tabasheeda uu soo gocday

Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si shakhsi ah u weeraray madaxweyne Muuse...

Madaxweynaha Somaliland Oo Hadhimo-Sharafeed Ku Maamuusay Madaxweynihii Ee Nigeria Oo Booqasho Ku Yimi Dalka (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta hadhimo-sharafeed Ku maamuusay madaxweynihii hore ee dalka Neyjeeriya Olusegun Obasanjo oo booqasho rasmi ah...

Somaliland: Ciidamada Qalabka Sida Qabiil Ma Leh – Qalinka: Ibrahim Hassan Gagale

Sida ummad kasta oo ka jirta dunida, ummadda Somaliland waxay u qaybsantahay Rayid iyo Ciidan. Rayidku waa shacabka caadiga ah ee aan hubka sidan....

Hoggaamiye Xirsi oo Hanjabaad u diray Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi iyo Dhaliilo uu jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Cali oo maanta shir-jaraa'id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa farrimo isugu jira dhaliilo...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Bulshada Islaamkaba Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.

  Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeeyey curashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Madaxweyne Muuse...

“Nin meel dheer telefoon kaga soo hadla oo aan dantaada eegaynin yaannu fidno ina gelinine nabadda hala xejiyo” – Madaxweyne Biixi

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaanba bulshada reer Somaliland ugu baaqay inay gacmaha isu qabsadaan sidii ay u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img