Beesha Xuseen Xasan oo kamida Beelaha Tol-jecle oo Caaqil cusub doortay iyo Munaasibada lagu caleemo-saaray
Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa ayaa maanta lagu caleemo-saaray Caaqil Mowliid Dayib oo kamid noqon doona Cuqaasha Beel-weynta Toljecle (Axmed Sheikh Isaxaaq) oo kamida Beelaha...
MAXAMED AW SICIID GEEDI: Ganacsade Hal-Abuurnimo Iyo Saameyn Leh Oo Kalsooni Ku Qaba Naftiisa
Ganacsade Maxamed Aw Siciid Geedi Waa Ganacsade Halabuur ah oo Kalsooni Ku Qaba Naftiisa Islamarkaana aan Laheyn Anaaniyad iyo Kali Doonis, Waxaanu Kamid yahay...
“Xisbiyada mucaaradku waxay ka xun yihiin guulaha Somaliland u soo hoyanaya” – Wasiirka Arrimaha Gudaha
Hargeyas (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Md Maxamed Kaahin Axmed, ayaa xisbiyadda mucaaradka ah ku eedeeyay in ay ka xunyihiin guulaha ay Somaliland gaadhay. Wasiirku...
Qodobbada lagaga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland iyo Warbixinno laga dhegaystay Wasaaradaha qaarkood
Kal-fadhigii 29-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland,...
Xisbiga Kulmiye oo shaaciyey Wakhti La Qaybinayo Kaadhadhka Shirka Golaha Dhexe
Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyay Wakhti La Qaybinayo Khaadhka Laga Qayb galayo Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbigaas Ee Ka Dhacaya Magaalada Borama https://www.youtube.com/watch?v=YNLvb3YZqxI
Hanti-dhowrihii hore ee Qaranka oo Dhaliilay Qaabka uu u shaqeeyo Xafiiska Hanti-dhowrka Guud
Hargeysa (SLpost)- Hanti-dhowrihii Guud ee hore ee Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, Mr Siciid Saleebaan Mire, ayaa sheegay inaanay jirin haba-yaraatee wax deyn ah oo xukuumaddii...
Cabdi Iley iyo Magacyada Shan Qof oo la horgeeyey Maxkamadda Sare, Weedhihii uu isku Difaacay iyo 41 kale oo lagu daba-jiro
Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Iley), ayaa mar kale la horgeeyey Maxkamad ku taala magaaalada Addis...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

