Monthly Archives: February, 2019

spot_imgspot_img

Qiso murugo leh oo ka Hadlaysa Xuquuqda Deriska (Jaarka) – W/Q: Akram Rashiid

  Walaal Xasanow Waad Daashaye Iska Yar Naso, Aroortii Salaada Subax Ayaad Kacdaa, Waxaad U Kalahdaa Arzaaqda ILAAHAY, Aqoon Iyo Cilmi Wayn Ma Lihid Balse...

“Haddaad heestaan waa idiin heesaynaa, haddaad gabaydaa waa idiin gabyeynaa, laakiin idiinma oggolin…” – Madaxweyne Muuse Biixi

"Haddaad heestaan waa idiin heesaynaa, haddaad gabaydaana waa idiin gabyeynaa, laakiin idiinma oggolin..." - Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay xuquuqda Xoriyatul-qawlka iyo Hab-dhaqanka xukuumaddiisu kaga jawaabto dhaliilaha loo jeediyo

Ganacsade Maxamed Cabdilaahi Jaamac Bookh oo Shaaciyey inuu u Sharraxan Xildhibaanimada Golaha Wakiillada ee gobolka Maroodijeex

“Waxaynu ognahay in Gabiley ay buuxisay shuruudihii gobolnimo, laakiinse ay wayday cid u dhaq-dhaqaaqda oo sharciga ugu hiilisa.” – Murashax Maxamed Cabdilaahi Bookh. Gabiley (SLpost)-...

Somaliland oo laga xusay Maalinta Ololaha Dabar-goynta Gudniinka Fircoocniga ah iyo Doorka Wasaaradda Arrimaha Bulshada

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa lagu qabtay Kulan ballaadhan oo qayb ka ah xuska maalinta caalamiga ah ee Dabar-goynta Gudniinka Fircooniga ah, kaas...

Hargeysa: Arrimaha lagaga wada-hadlay Kulan Dhexmaray Madaxweyne Biixi iyo Safiirka Dalka Finland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  maanta  xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalalka Somaliland, Kiiniya iyo Soomaaliya u qaabilsan dalka Finland...

Bareyaasha Somaliland oo loo hirgeliyey Xarun Casri ah oo lagu tabobare iyo Madaxweyne Biixi oo Xadhigga ka jaray 

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray kulliyadda tabobarka macallimiinta oo laga hirgeliyey duleedka caasimadda Hargeysa.    Munaasibad...

Madaxweyne Biixi oo ka warbixiyey Arrimo Cajiib ah oo uu kala kulmay Sayladda Xoolaha Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  maanta kormeeray shaqo ku tegay sayladda Xoolaha ee Hargeysa.   Madaweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa intii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img