Home“Xisbiyada mucaaradku waxay ka xun yihiin guulaha Somaliland u soo hoyanaya" -...

“Xisbiyada mucaaradku waxay ka xun yihiin guulaha Somaliland u soo hoyanaya” – Wasiirka Arrimaha Gudaha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeyas (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Md Maxamed Kaahin Axmed, ayaa xisbiyadda mucaaradka ah ku eedeeyay in ay ka xunyihiin guulaha ay Somaliland gaadhay.

 

Wasiirku waxa uu sidaa ku sheegay mar uu ka jawaabayey eedayn mucaaradku ugu jeediyeen xukuumadda Tartan Caalami ah oo la sheegay in lagu qabanayo Somaliland.

Maxamed Kaahin

“Xisbiyada mucaaradka ee leh Somaliland laguma qaban karo koobka Wadamada aan la aqoonsan, waxay ka xun yihiin guulaha Somaliland u soo hoyanaya iyo in koob caalamiya lagu qabto Somaliland. Dhawr iyo toban dawladood ayaa adduunyada ka jira oo aan la aqoonsanan.

 

Somaliland caalamku ma aqoonsana, hadda na way inala shaqeeyaan. Midawga Yurub ee dhawr iyo labaantanka dal ah ayaa inala shaqeeya, dalalka Jaamacadda Carabta ayaa inala shaqeeya, heshiisyo caalamiya ayaynu galnay oo Dp World ka mid tahay,” Sidaas ayuu yidhi Wasiirka Daakhiliga oo maanta ka qayb-galay furitaanka Tartan Orodka ah oo maanta lagu qabatay magaalada Hargeysa.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories