Monthly Archives: February, 2019

spot_imgspot_img

Xukunka lagu Xayiray Wargeyska Foore oo si adag loo cambaareeyey

Hargeysa (SLpost)- Xarunta Xuquuqal-Iinsaanka ee Fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa si adag u cambaaraysay Xayiraadda la saaray Wargeyska Foorre oo maxkamadda gobolka Maroodijeex xayirtay...

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo ka warbixiyey Dambiga loo haysto Wargeyska Foore

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa faahfaahin ka bixiyey kiisaska loo haysto Wargeyska Foore oo ka soo baxa magaalada Hargeysa, kaas oo Maxkamaddu...

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo magacaabay Xilal Cusub

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta magacaabay Xog-hayeyaal cusub oo hoggaamin doona siyaasadda Xisbiga ee Arrimaha...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Caalin oo ka tanaasulay Tartanka Booska Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere) oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Wakiillada, ayaa shaaca ka qaaday inuu ka tanaasulay tartanka booska Guddoomiyaha...

Weydiimaha Guurka Xilligan aynu Joogno – W/Q: Faadumo Buuni

Waydiimaha ugu badan ee la waydiiyo xilliggan aynu joogno hablaha markay gayaankood guursadaan ha yeeshee inta badan ka wer-wareegaan war celintooda waxaa ka mida...

Guddoomiyaha Dahabshiil Group Oo Ka Hadlay Muhiimadda Tartanka Orodka Dheer Ee Somaliland Oo Shirkaddu Qabatay

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Dahabshiil Group oo kaashanaysa wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland ayaa qabatay tartanka Orodka Dheer ee Somaliland (Marathon) ee sanadka 2019.   Tartanka...

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Imtixaan ka qaadaysa Culimada Cilaajyada Dalka

“Markaannu hubinno Wadaaddada aqoontooda Diineed, waxaannu wasaaradda caafimaadka kala shaqayn doonnaa xal u helidda arrimaha caafimaadka khuseeya..” Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta Aadan Cabdillaahi Cabdalla Hargeysa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img