Guddoomiyaha WADDANI oo xilal kala duwan u magacaabay Xisbigiisa iyo Magacyada Masuuliyiinta loo igmaday
Hargeysa (SLpost) – Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa xilal Kala duwan u magacaabay Masuuliyiin uu ku jiro gudoomiye ku...
Ujeeddada Go’aan Madaxweyne oo ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ee maanta
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed (Siilaanyo), ayaa masuuliyiinta xukuumaddiisa kala hadlay ilaalinta iyo Dhowrista Hantida Qaranka guud ahaan, waxaanu si gaar ah...
HARGEYSA: Kulan Lagu lafagurayo xal-u-helidda Aafooyinka Sixir-bararka iyo Abaaraha oo Hargeysa uga furmay Lix Jaamacadood iyo Xukuumadda oo ka hadashay
Hargeysa (SLpost)- Kulan ballaadhan oo lagu lafo-gurayo sidii xal loogu heli lahaa Saamaynta ay bulshadda Ku yeesheen aafooyinka Sicir-bararka iyo Abaaraha soo noq-noqda, ayaa...
RAMADAANTA IYO RAMADKEEDA! (3) – DIYAARINTII: Guuleed Cumar Madar
Bilatay Ramadaane maxaa aynu ku soo dhawaynaynaa? Sidee ayaynu u soo dhawaynaynaa? Qaab noocee ah ayaynu ku soo dhawaynaynaa? Ma inaynu soo iibsano cabitaanno...
Somaliland oo la kala safatay Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Isbahaysiga Sucuudiga iyo dalka Qatar
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay qayb ka tahay isla markaana ay la qabto go’aanka isbahaysiga Sucuudiga iyo Imaaraadka Carabtu xidhiidhka...
Xukuumadda Somaliland oo sheegtay inay ku guulaysatay isu-soo-dhawaynta Culimada dalka ee Afkaaraha kala duwan Aaminsan
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in xidiidha adage e Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay la yeelatay Culimada dalka ay...
Nuxurka hadal uu madaxweyne Siilaanyo u jeediyey Guddi culimo heer qaran ah oo uu ku dhawaaqay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Silaanyo, oo maantaafur u sameeyey culimada dalka intooda badan, taas oo qayb ka ah Kulan sanad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

