Monthly Archives: June, 2017

spot_imgspot_img

Go’aamo Laga Soo Saaray Laba Beelood oo Shaqaaqo Ku Dhex Martay Koonfurta Gobolka Sool

DAAWO Go'aamo Laga Soo Saaray Labadii Beelood ee Shaqaaqadu Ku Dhex Martay Koonfurta Gobolka Sool Sida Loo Kala Xukumay Labada Beelood ee Dirirtu Ku Dhex...

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Tartannada Ramadaanta ee Garoomada Degmooyinka Macallin Haaruun, Gacan-libaax, 26-ka June iyo Koodbuur

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qabgalay tartannada Kubadda Cagta bisha Ramadaan ee ka socda garoomada...

Guddida Ka-Soo-Kabashada Abaaraha oo maanta ku kulmay Madaxtooyada iyo Warbixinno laga dhegaystay Xubno Ka Mid ah

Hargeysa (SLpost)- Guddiga ka-soo-kabashada Abaaraha ee dhawaan madaxweynuhu magacaabay, ayaa maanta kulan ku yeeshay madaxtooyada, waxaana halkaas warbixinno lagaga dhegaystay xubno ka tirsan Guddiga...

Nuxurka Kulan dhexmaray Xukuumadda iyo Safiirka Holland U Fadhiya Kenya Oo Hargeysa Soo Gaadhay

Labad dhinac ayaa ka wada xaajooday In Dawlada Holland Somaliland ka taageerto Dib-udejinta barakacayaasha iyo Dadka kale ee Qaxoontiga ka soo Laabta dalka Dibadiisa.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img