Hoggaamiyaha WADDANI oo Caawa Kulan Afureed Looggu Magac Daray FOORAHA GUUSHA WADDANI u Sameeyey Dhallinayarada Xilalka Kala Duwan Ka Haysa Xisbigaasi
Hargeysa (SLpost)- Kulan afur ah oo loogu magac daray Fooraha Guusha WADDANI isla mar ahaantaana hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji...
Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali Guray Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Dadka Abaartu Saamaysay Ee Degaannada Buuhoodle
Buuhoodle (SLpost)- Waxaa shalay si habsami leh ugga bilaabmay degaanka Gocondhaale ee degmada Buuhoodle oo ka tirsan gobolka Cayn. Deeq raashin ah loo Ganacsade...
Guddoomiye Cirro oo shacabka ka tacsiyadeeyey Suldaan Ismaaciil Aadan Xirsi(Suldaan Baxar) oo Hargeysa ku geeriyooday
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(Cirro), oo ku hadlaaya magaciisa, ka xildhibbaanada golaha Wakiilada, hoggaanada, guddiyada...
Murashaxa Kulmiye oo Qaranka ka tacsiyadeedayey Mid ka mid ah Oday-dhaqameedka gobolka Awdal oo maanta geeriyooday Borama
Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu tacsi tiiraanyo leh u...
Madaxweynaha oo ka hadlay Geerida Haldoor kamid ah Oday-dhaqameed AWDAL oo Boorama ku geeriyooday
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa waxgaradka, waayeelka,...
Xukuumadda oo beenisay in madaxweynuhu magacaaabay Golaha Culimada dalka
Hargeysa (SLpost)- Garyaqaanka Guud ee Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdisamad Cumar Maal, ayaa jawaab ka bixiyey hadal dhowaan ururka Qareennada Somaliland ku dedafeeyey magacaabista Golaha Culimada...
Aqoonta aan u leeyahay Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) – WQ: Maxamed Siciid C/laahi
Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) waa abwaan qiime iyo qadarin ku leh bulshada Somaliyeed oo fankiisu gaadhay meel kasta oo Somalidu degto, waa Abwaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

