Puntland Iyo Galmudug Oo Heshiis Ku Kala Saxeexday Muqdisho
(SL.Post) Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta ku kala saxeexday,magaalada Muqdisho heshiis ku saabsan joojinta xiisada colaadeed ee magaalada Gaalkacyo. Hishiiskan mar kale...
Hambalyada Madaxweynaha JSL ee Sannadka Cusub 2017-ka
(SL.Post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu Hambalyo iyo Salaan ku saabsan munaasabadda Sannadka Cusub ee 2017-ka u dirayaa dhammaanba Shacbi...
“Farmaajo Isaguba Waaba Shicib, Sabab Aanu U Aragnaana Ma Jirto” Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI
(SL.Post) Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa wax aan jawaab mudnayn ku tilmaamay wararka sheegaya in weftigii xisbiga Waddani...
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Ka Dabayso Khilaafkii Ka Dhashay Fadhigii Golaha Wakiillada
(SL.Post) Guddoomiyaha Guddida Dastuurka iyo Shuruucda ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, kana mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, oo shalay loo diiday...
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Iyo Weftigiisii Oo Ku Guulaystay Inay Nabad Dhex-dhigaan Laba Beelood Oo Ku Dagaallamay Gobolka Sool
(SL.Post) Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynenaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee socdaalka ku marayey gobollada...
“Xidhiidh Fiican Oo Iskaashi Ayaanu Leenahay Somaliland Iyo Somalia-ba, Waxaanan Isticmaalnaa Dekedaha Djibouti, Berbera Iyo Kuwa Kale Ee Gobalka”
(SL.Post) Raysalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa markii u horaysay ka hadlay isbedelada dhinaca dekedaha ee ka socda gobalka Geeska Afrika, waxaanu sheegay in dalkiisu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

