HomeHambalyada Madaxweynaha JSL ee Sannadka Cusub 2017-ka

Hambalyada Madaxweynaha JSL ee Sannadka Cusub 2017-ka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu Hambalyo iyo Salaan ku saabsan munaasabadda Sannadka Cusub ee 2017-ka u dirayaa dhammaanba Shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, gudo iyo dibedaba, Munaasabada Sannadka Cusub oo ka mid ah munaasabadaha Fasaxa Qaran awgeed,

Madaxweynuhu waxa uu si gaara Hambalyo iyo Salaan ugu dirayaa dhammaanba Shaqaalaha kala duwan ee Dawladda, Qaybaha Ciidamada Qalabka sida, Goleyaasha Qaranka iyo Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo ay ku nool yihiinba, kagana jiraan hawlaha qaranka ee ay ka nasanayaan curashada sanadka cusub ee ku beegan Maalinimada Axada ama berrito oo ay taariikhdu noqonayso 01/01/2017.

Madaxweynuhu waxa uu Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland Allah uga baryayaa inay Sannadka 2017-ka, kiisa kale inagu gaadhsiiyo nabadgelyo, barwaaqo iyo horumar. sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, wuxuu Shucuubta Bulshada Caalamka iyo kuwa Somalilandba u rajaynayaa in Sannadka 2017-ku uu noqdo kii ula kowsada nabadgelyo iyo xasilooni, taama.

Ugu danbayna Madaxweynuhu waxa uu sidoo kale u ducaynayaa shaqaale weynaha aanu caafimaadku u saamixin inay caafimaadqab ku gaadhan curashada sanadkan cusub bilowgiisa, waxaanu ugu ducaynayaa madaxweynuhu shaqaalahaasi iyo muslimiinta kaleba in uu caafimaad taama siiyo kana dulqaado xanuunka, sanadka sanadkiisana ku gaadhaan caafimaad.

ALLAA MAHAD LEH

Xuseen Aadan Cige (Deyr)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories