Monthly Archives: January, 2017

spot_imgspot_img

Al-Shabaab Oo Laba Qof Gacmaha Ka Jirtay

(SL.Post) Ururka Alshabaab ayaa xukun gacmo goys ah ku fulisay labo nin oo dhalinyaro ah degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeelada hoose. Xukunka gacmo goynta ah...

“Xukuumaddan Madaxweyne Siilaanyo, Waxay La Soo Baxday Dhaqan Aan Hore Loogu Aqoon Xukuumaddihii Ka Horeeyey Oo Ah Qabyaalad” Cabdi Haybe

(SL.Post) Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, kana tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, Xukuumaddii hore ee Daahir Rayaalena Wasiir...

Bulshada Oo Ka Dhur-sugaysa Natijada Kulanka Sabtida Ee Saddexda Murashax Iyo Guddida Doorashooyinka

(SL.Post) Waxa ay shacabka Somaliland si weyn ugu dheg taagayaan kulanka la filayo inay Sabtida isugu yimaadaan saddexda xisbi qaran iyo guddiga doorashooyinku, kaas...

“Somaliland Hadday Diyaar U Yihiin Inay Wax Ka Beddelaan Dastuurka , Waanu La Midoobaynaa ” Cali Khaliif Galaydh

(SL.Post) Hoggaamiyeha Khaatumo Prof:  Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inay Somalilad la midoobayaan haddii wax ka bedel lagu sameeyo Dastuurka dalka Somailand. “Ujeeddada aanu ka...

Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Masuul Ka Tirsan Xisbigooda Oo Lagu Xidhay Kenya

(SL.Post) isbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag u cambaareeyey xadhiga xoghayahii Xisbiga WADDANI u qaabilsanaa dawladaha Carabta Ambassador Axmed Safiina oo shalay...

“Cabdi Garaad (Qayaad) Iyo Maxamed Garaad (Ba’harrarsame), Waxaynu U Baahan-nahay Inaad Dhiiga Dhexdiina Joojisaan” Wasiirka Madaxtooyada

(SL.Post) Waxa maanta lagu dhaariyey min 45 oday oo ka kala tirsan labada ardaa ee Cabdi Garaad (Qayaad) iyo Maxamed Garaad (Ba’hararsame) kuwaas oo...

Aqoonyahan Maxmed Cali Bile Oo Talooyin Dhiiri-gelina Siiyay Dhalinyarada Sanndka Cusub

(SL.Post) Aqoonyahan Maxamed Cali Bile oo ka mid ah aqoonyahanada Somaliland ee inta badan ka hadla arrimaha aqoonta iyo horumarka la xidhiidha, islamarkaana bulshada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img