HomePuntland Iyo Galmudug Oo Heshiis Ku Kala Saxeexday Muqdisho

Puntland Iyo Galmudug Oo Heshiis Ku Kala Saxeexday Muqdisho

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta ku kala saxeexday,magaalada Muqdisho heshiis ku saabsan joojinta xiisada colaadeed ee magaalada Gaalkacyo.

index

Hishiiskan mar kale ay kala saxiixdeen labada dhinac ayaa dhigaya in laga shaqeeyo sidii nabad loogu noolaan lahaa magaalada Gaalkacyo, waxaana si rasmi ah hishiiska u saxiixay madaxweynayaasha labada dowlad gobolleed Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Cabdikariin Xusseen Guulleed.

Waxa goob joog ka ahaa  munaasabada hishiiska lagu kala saxeexday, Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisal wasaare Sharmaarke iyo Wakiilka QM ee Soomaaliya Micheal Keating.

index

Marka la eego qodobada lagu hishiiyay waxaa ka mid ah in dib loo furo isu socodka magaalada Gaalkacyo iyo in ciidamo boolis isku dhaf ah la geeyo goobaha dagaalada ka dhaceen.

Geesta kale waxa kaloo labada dhinac ay isku afgarteen in bisha labaad ee sannadkaan la iskugu yimaado kulan lagaga hadlayo amaanka magaalada iyo waxa hishiisyadii la gaaray ka dhaqan galay.

Labadan Madaxweyne  ayaa hore heshiis kan oo kala ah ku kala saxeexday magaalada Gaalkacyo, hase-yeeshee waxaa heshiiskaasi ka danbeeyay shaqaaqo dhaxmartay labada dhinac oo ay dad ku dhinteen.

 

Somalilandpost.net

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories