Monthly Archives: September, 2016

spot_imgspot_img

Kenya: Guddoomiyaha Gobolka Meru Ee Qaadka Laga Keeno Oo Sheegay In Naftiisu a ay halis ku jirto

Kenya (SL.Post) Guddoomiyaha Gobolka Meru ee Qaadka laga beero Peter Munye ayaa sheegay in naftiisa ay halis ku jirto, kadib markii lagu eedeeyay inuu...

“Waxa Inagu Soo Fool Leh  Doorashooyin, Waxaan Leeyahay Xil Dheeraad Ah Ha La Iska Saaro” Axmed Yuusuf Yaasiin

Hargeysa (SL.Post) Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ku taliyay in xil dheeraad ah iyo masuuliyad culus la iska saaro doorashooyinka...

Prof Cabdisalaan Yaasiin Oo Qaadacay Guddida Loo Xil Saaray Xalka Khilafaadka Doorashooyinka 

Hargeysa (SL.Post) Prof Cabdisalaan Yaasiin Maxamed oo ka mid ah masuuliyiinta Madasha Wada-tashiga ayaa ka hadlay qabsoomida Doorashooyinka, waxaanu sheegay in sabab keenaysa dib...

Maxkamadda Sare Oo Mudaysay Dacwadii Garabyada Xisbiga UCID

  Hargeysa (SL.Post) Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa mudaysay dhagaysiga rafcaanka uu guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe u gudbiyay maxkamadda sare, kaas oo...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo si Qayaxan uga Hadlay Doorashooyinka iyo Muddada loo asteeyey

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, ahna Maxkamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa caddeeyey in aan la dhaafi karin,...

“Madaxweynaha Soo Socda Inagu Odhan Mayno Waa Hebel, ILAAHAY Ayaa Og” X. Cabdi Waraabe

Hargeysa (SL.Post) Xildhibaan Xaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo ah Xildhibaanka ugu da’da weyn labada gole Baarlamaan, ayaa ku dar-daaray Madaxweyne Siilaanyo iyo...

Heshiiska DP World Ee La Saxeexay Iyo Laba Qodobo Oo La Isku Maandhaafay

Dubai (SL.Post) Dawladda Somaliland iyo shirkadda DP world ayaa shalay si rasmi ah u kala saxeexday heshiiska dekedda Berbera loogu wareejinayo shirkadda DP World.   Wasiirka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img