Home"Madaxweynaha Soo Socda Inagu Odhan Mayno Waa Hebel, ILAAHAY Ayaa Og" X....

“Madaxweynaha Soo Socda Inagu Odhan Mayno Waa Hebel, ILAAHAY Ayaa Og” X. Cabdi Waraabe

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SL.Post) Xildhibaan Xaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo ah Xildhibaanka ugu da’da weyn labada gole Baarlamaan, ayaa ku dar-daaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumadiisa inay laba shay xooga saarto inta xilka ugu hadhay, Xaji Cabdi Waraabe oo ka hadlaayay furitaanka dhismaha Wasaaradda Macdanta iyo Tamatarta wuxuu yidhi.

 

 

unnamed-261

 

“Madaxweynaha Somaliland iyo golihiisa Wasiiraduba si wanaagsan ayay wax u wadaan, waxaan leeyahay wax qabadkiina ku dara laba dhibcood oo gacmaheena ku jira, kuwaas oo ah Biyaha iyo Sibidhka, labaduba gacanteena ayay ku jiraan sidoo kale waxaan Madaxweyne soo jeedinaynaa in hoos loo eego shaqaalaha hoose ee duruufaha kala duwani haystaan intaydaan Xukunka ka degin in kuwaasna la eego ayaanu soo jeedinaynaa.”.

 

 

Xildhibaan Cabdikariin Xuseen oo hadalkiisa sii wata wuxuu yidhi. “Madaxweynaha soo socda ee inoo badali doona midku doono ha noqdo, ninkii doona ha helo nin rer Somaliland ah uun weeye innagu odhan mayno waa hebel illahay ayaa og, waxaynu leenahay alle haka dhigo mid sidaa wax u qabta. “Sida waxa yidhi Xaji Cabdi Waraabe.

 

 

Somalilandpost.Hargeysa

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories