Monthly Archives: September, 2016

spot_imgspot_img

Hargeysa: Dhacdo Layaab Leh Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Amartay Guddo-galka Dacwad FACEBOOK-ga Ah

Hargeysa (SL.Post) War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska  Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka gobolka maroodi-jeex,  ayaa lagu shaaciyay in la soo xidho 8 kalkaaliye oo ka shaqeeya...

Xisbiga WADDANI Oo Falaanqeeyay Caqabadaha Hor-taagan Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada Iyo Baarlamaanka

Hargeysa (SL.Post) Waxaa 25kii Ogost  ka dhacay Wasaaradda Qoshaynta qolkeed ashirarka kulan ballaadhan oo ay isgu yimaadeen: Xukuumadda Somaliland oo ay masilayeen, Wasiirka Madaxtooyada...

“Waxaynu Nahay Dalka Qudha Aan Dunidu Aqoonsan Ee Shirkadihii Caalamku Shidaalka Sahamintiisa La Galeen, Waxaanay Taasi Ku Timi…” Maxamed Kaahin

Arabsiyo (SL.Post)  Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in Somaliland uu ka mid yahay wadamada...

Muqdisho: Wasiir Hadliye Oo Qaabilay Safiirka Jabuuti U Soo Magacawaday Somalia

Muqdisho (SL.Post) Wasiirka arrimaha dibada Somaliya Dr. Cabdisalaan X. Cumar Hadliye, ayaa maanta kaga guddoomiya Xafiiskiisa Nuqullo ka mid ah; Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo Safiirka...

Xisbiga Hoggaanka KULMIYE Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Degmada Arabsiyo (SAWIRRO)

Arabsiyo (SL.Post)  Xubno ka mid ah hoggaanka xisbal-xaakimka KULMIYE, ayaa booqasho hawleed ku tagay degmada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley maanta, halkaas oo si weyn...

Weftigii Xukuumadda Somaliland U Qaabilsanaa Heshiiska DP World Ee Dekeda Berbera Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay (SAWIRRO)

Hargeysa (SL.Post) Subaxnimadii hore ee saaka ayey ahayd markii ay weftigii xukuumadda u qaabilsanaa heshiiska Dekeda Berbera iyo DP World ee 05/08/2016 lagu kala...

“Xisbiyada Waxaan Leeyahay Waar Sidaad U Tartantaan Bay, Hawshu U Wanaagsanaanaysaa” Cabdiraxmaan Aw Cali

Hargeysa Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa Madaxweynaha, Xukuumadda iyo Xisbiyada Siyaasadda Somaliland u soo jeediyay in marka la gaadho...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img