HomeKenya: Guddoomiyaha Gobolka Meru Ee Qaadka Laga Keeno Oo Sheegay In Naftiisu...

Kenya: Guddoomiyaha Gobolka Meru Ee Qaadka Laga Keeno Oo Sheegay In Naftiisu a ay halis ku jirto

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Kenya (SL.Post) Guddoomiyaha Gobolka Meru ee Qaadka laga beero Peter Munye ayaa sheegay in naftiisa ay halis ku jirto, kadib markii lagu eedeeyay inuu sabab u ahaa joojintii duulimaadyadii Qaadka ee tagi jiray Soomaaliya.

 

 

64

 

Mr Munye ayaa sheegay inay u badan in Beeraleyda Qaadka inay isaga dilaan, kadib markii Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Amb. Jamaal Hassan uu sheegay inuu sabab u yahay joojinta Qaadka Soomaaliya la geyn jiray.

 

“Qaabka ay rabaan inay igula xifaaltamaan ma ahan mid wanaagsan, hada waxay qatar geliyeen nafteyda ayuu yidhi Mr Munye.

 

Waxa uu sheegay in isaga lagu eedeeyay inuu mas’uul ka yahay joojinta Qaadka, isagoo xusay inay hada cadahay sababta loo joojiyay Qaadka ay tahay Shir madaxeedka IGAD ee Muqdisho ka dhacaya todobaadka soo socda.

 

 

 

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenay Jamaal Hassan ayaa sheegay in booqashadii uu ku tegey Mr Munye magaalada Hargeysa bishii July ay sababtay cadaadis dhinaca siyaasada ah, taasoo dowlada ku qasabtay in ay joojiso ganacsiga qaadka.

 

“Wuxuu isku xirey ganacsiga qaadka Miraa, isagoo farogeliyay arrimaha gudaha dalka Soomaaliya.”ayuu yidhi Danjire Jamaal Hassan oo ka hadlayay sababtii loo joojiyay Qaadka.

 

“Tan waxa ay sababtay cadaadis aan loo dulqaadan karin, waxana aan joojinayay ganacsiga qaadka ka imaanayay gobolka Miraa.”ayuu sii raaciyay hadalkiisa

 

 

 

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories