Monthly Archives: September, 2016

spot_imgspot_img

Madaxtooyada Oo Sharaxday Heshiiska DP World Iyo Somaliland

Hargeysa  (SL.Post) Maanta oo ay Taariikhdu tahay 05.09.2016 waxa si rasmi ah qalinka loogu duugay Heshiiskii Casriyeynta iyo Ballaadhinta Dekedda Caalamiga ee Berbera kaasoo...

Qaramada Midoobay Oo Soo Bandhigtay Tacadiga Xukuumadda Siilaanyo Ku Hayso Saxaafadda

Hargeysa  (SL. Post) Qaramada Midoobay ayaa warbixin la xidhiidha xorriyadda hadalka iyo saxaafadda oo ay soo bandhigtay, waxa ay si weyn ugu muujisay xaaladda...

Boqor Raabi Oo Sheegay In Xukuumaddu Ka Hor-isaagtay Gudashada Waajibaadka Xajka

Hargeysa (SL.Post) Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi, ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ka hor istaagtay isaga oo u ambabaxaya gudashada waajibaadka Xajka, islamarkaana ay masuuliyiinta...

Wasiirka Duulista Iyo Hawada Oo Ka Hadlay In Madaarka Cigaal Lagu Xidhay Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Puntland

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa beeniyay warar ay warbaahinta qaar qoreen oo sheegaya in madaxweyne ku-xigeenkii hore...

Wasaarada Arrimaha Guddaha Oo Go’aamo Ka Soo Saartay Caleemo-saarka Madaxdhaqameedka

Hargeysa (SL.Post)  Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland, ayaa wareegto ka soo saaray caleemo saarka madaxdhaqameedka cusub, waxaanu War-murtiyeed uu soo saaray kaga digay in cid...

“Waxaan Farriin U Dirayaa Xildhibaannada Labada Gole Ee Baarlamaanka Kaga Jira Gobollada Awdal, Salal Iyo Maroodijeex” Xildhibaan Indho-Indho

Hargeysa (SL.PostsXildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-Indho) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa baaq u diray Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka kaga...

Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Ka Hadlay Rabashadihii Ka Dhacay Laasacaanood

Hargeysa (SL.Post) Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland Yaasiin Maxamuud X. Xiir  (Faratoon), ayaa ka hadlay rabshadihii shalay ka dhacay magaalada Laasacaanood ee khasaaraha nafeed dhalisay.       “Imika...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img