Home"Waxa Inagu Soo Fool Leh  Doorashooyin, Waxaan Leeyahay Xil Dheeraad Ah Ha...

“Waxa Inagu Soo Fool Leh  Doorashooyin, Waxaan Leeyahay Xil Dheeraad Ah Ha La Iska Saaro” Axmed Yuusuf Yaasiin

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SL.Post) Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ku taliyay in xil dheeraad ah iyo masuuliyad culus la iska saaro doorashooyinka bisha march ee sannadka dambe ka dhacaya dalka Somaliland.

 

img_888761-bc311a-0112f5-2ab33d-ea69e5-30f547

 

 

Md. Yaasiin oo waraysi gaar ah siiyay wargeyska Geeska Afrika oo aanu warkan ka soo xiganay, wuxuu kaloo ka hadlay waxyaabaha keenay dib u soo celinta xorriyadda Somaliland ee luntay sannadkii lixdankii,  “Markii hore Somaliland iyo Somaliya kala Wadan bay ahaayeen, laba Wadan oo kala ah Ingiriis iyo Talyaaniya ayaa kala haystay, xornimadii kadib ayey isku biireen, Somaliland wakhtigaas waxay raadinaysay shantii Somaliyeed oo mid noqdo, balse may suurtagalin,laakiin dhib badan iyo  cadaadis badan kadib Somaliland xoriyadeedii bay dib ula soo noqotay, dadaal badan kadibna waxa inoo suurtagalay inaynu Caalamka la jaanqaadno, in Dumiqraadiyadu dalkeena ka hirgasho, inaynu ka baxno habkii Beelaha oo nidaamka Axsaabta badani dalkeena ka hirgalana, waxa inoo suurtashay inaynu qabsano Doorashooyin, balse intaasba Somaliya kamay dhicin.”

 

 

 

Isagoo ka hadlaya doorashooyinka soo socda wuxuu yidhi  “Waxa inagu soo food leh Doorashooyin, oo sannadkan dambe haddii ILLAAHAY yidhaahdo horaantiisa ayaa la filayaa inay dhacaan, waxaan leeyahay Doorashooyinkaas xil dheeraad ah ha la iska saaro, oo cid walba oo shaqo ku leh dhankeeda ha ka dedaasho.”

 

 

Somalilandpost.Hargeysa

 

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories