Monthly Archives: September, 2016

spot_imgspot_img

Hargeysa: Warbaahinta Ka Jawaabtay Weedho Xanaf Leh Oo Ka Soo Yeedhay Wasiirka Madaxtooyada

Hargeysa  (SL.Post) Qaar ka mid ah Suxufiyiinta ka hawl-gala magaalada Hargeysa, ayaa jawaab ka bixiyay eedo uu hore Warbaahinta ugu jeediyay Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada...

“Wasiir Maxamud Xaashow Saxaafaddu iyaddaa Ka Mujaahidsan, Shalay Waadigii Qoriga SNM Kala Baxsaday Ee Faqashta U Galay” Warsaxaafadeed Ururka SECJA

Hargeysa (SL.Pots) Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee (SECJA) isagoo tixraacaya weedhihii iskugu jiray cago-juglaynta iyo han-jabaadda ee Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi Warbaahinta...

Qoraalo Siro Ah Oo Ay Is Daafsadeen Qaramada Midoobayn Iyo Xukuumadda Siilaanyo

Hargeysa (SL.Post)  Wargeyska Geeska Afrika oo aanu warkan ka soo xiganay,  ayaa helay qoraalo muhiim ah oo ay isweydaarsadeen Qaramada Midoobay iyo xukuumadda Madaxweyne       Siilaanyo,...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Go’aan Ka Qaatay Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Iyo Doorashada Wakiillada Oo Dib Loo Dhigay

Hargeysa (SL.Post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/SHGW/081-4240/092016 uu go’aan ka soo saaray go'aanka ay...

Dagaalka Qaadka Iyo Diblomaasiyadda, Xasan Sheekh Oo Kenya Dagaal Ku Qaaday Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlin

Hargeysa (SL.Post) Toddobaadyadan waxa gobalka Geeska Afrika ka socday dagaal diblomaasiyadeed oo ka dhashay qaadka loo yaqaano Miirooga.     Dagaalkan oo u dhexeeya Somaliland, Somaliya iyo...

“Nin qori leh ayaa qarankan laga xoreeyey, waaba se Nin qalin haysta oo budhcad noqday looma dulqaadan karro, waanu ka xoraynaynaa” Wasiir Maxamuud Xaashi

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud  Xaashi  Cabdi ayaa sheegay inay Xukuumadda Somaliland ka go;an tahay tallaabo ka qaaddo suxufiyiinta iyo warbaahinta...

Guddidii Somaliland u Soo Saxeexay Heshiiska Dekedda ee DP World oo Xaflad loogu qabtay Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Xubnaha Guddiga Somaliland u soo saxeexay Heshiiska wareejinta Maamulka Dekedda Berbera ee Shirkadda Duba Ports World kula soo galay magaalada Dubai ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img