Home"Xisbiyada Waxaan Leeyahay Waar Sidaad U Tartantaan Bay, Hawshu U Wanaagsanaanaysaa" ...

“Xisbiyada Waxaan Leeyahay Waar Sidaad U Tartantaan Bay, Hawshu U Wanaagsanaanaysaa” Cabdiraxmaan Aw Cali

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa Madaxweynaha, Xukuumadda iyo Xisbiyada Siyaasadda Somaliland u soo jeediyay in marka la gaadho Ololaha Doorashooyinka laga wada shaqeeyo sidii Hawshu ugu socon lahayd Hufnaan, si loo baajiyo Khilaaf horseedi kara Amni-daro.

 

cabdiraxmaan-aw-cali-faarax-1

 

Md. Cabdiraxmaan Aw Cali oo khudbad ka jeediyay kulan lagu darsayay arrimaha doorashooyinka oo lagu qabtay magaalada Hargeysa, isaga oo arrimahaas ka hadlaya, waxa uu yidhi  “Waxa Wanaagsan in laga hor-tago Waxyaabaha uu ku imanayo Khilaafku. Xilkaasi dadka reer Somaliland oo dhan buu saaran yahay, waxaana loo baahan yahay inay Doorashooyinka si hufan u fahmaan, inay Ololelayaasha si aan Turxaan lahayn oo aan Xanaf lahayn u tartamaan. Masuuliyadda ugu weyn ee arrintaasi waxay saarmaysaa (fuuleysaa) Madaxweynaha jooga ee doorashadu dhaceyso inta uu joogo, Masuuliyaddu waxay sii saarmaysaa Xukuumaddiisa, Masuuliyaddu waxay saarmaysaa Xisbul-xaakimka jooga ee isagoo jooga ay doorashadu dhaceyso. ILAAHAY waxaanu ka baryeynaa inuu ku asturo, Waayo? Waa Hawl Taariikhda u galeysa oo u suntamaysa.”

 

 

Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax waxa uu dardaaran u jeediyay Xisbiyada Qaranka ee ku tartamaya Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamanka Somaliland, “Xisbiyada waxaan leeyahay waar Sidaad u tartantaan bay Hawshu u wanaagsanaanaysaa, khilaafku wuxuu u yaraanayaa sidaad hadba hawsha u gashaan, ololaha u gashaan, in Ololuhu noqdo Mid hufan oo aan Qabyaalad iyo Xanaf lahayn, Dadkana loo tuso inay yihiin Dad Walaalo ah oo meel u wada socda, oo aan la eegin Madaxnimada uun, markaa Xisbiyada waxaan leeyahay Waar Jewiga aad Abuurtaan iyo sidaad Dadkiina u wacyi-gelisaan ayay ku xidhnaanayaan Doorashooyinka Dalkan ka dhici doonta Haddii Alle yidhaahdo.”

 

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories