Monthly Archives: September, 2016

spot_imgspot_img

Wasiirkii Warfaafinta Puntland Oo Is Casilay ­­

Garoowe (SL.Post) Wasiirkii Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocade, ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay Wasaarda warfaafinta maamul gobolkeedka Puntland. Maxamuud Xasan Soocade waxa uu...

Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Maxkamadda Sare

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE Axmed Cabdi Dheere, ayaa sheegay inay xisbi ahaan soo dhaweynayaan go'aanka ay...

Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Go’aanka Maxkamadda Sare Ka Soo Baxay

Hargeysa  (SL.Post) sbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa taageeray go’aan ay maxkamadda sare ee Somaliland goor dhaweyd ku ayidday soo jeedintii madaxweynaha Somaliland ee...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qayb-galay Munaasibad Loo Qabtay Xidhitaanka Diiwaangelinta Codbixinta (SAWIRRO)

Hargeysa  (SL.Post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo Komishanka Doorashooyinka Qaranku u qabteen xidhitaanka diwaangelintii...

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ku Dhawaaqay Go’aanka Kala Qaadista Doorashooyinka

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Aadan X. Cali Axmed, ayaa ku dhawaaqay go'aanka ay ku kala qaadeen soo jeedintii Madaxweyne Siilaanyo ee...

Maxkamadda Sare Ee Oo Go’aan Ka Gaadhay Kala Qaadista Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Golaha Wakiillada

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha Maxkmada Sare ee Somaliland Aadan X. Cali Axmed Oo saxaafada  la hadalay ayaa sheegay in dibu eegid u ku sameyaay qaraar...

Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM oo Daahfurtay Adeegga Internetka Casriga ah ee 4G++

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa maanta cawro socon doonto muddo saddex maalmood ku daah-furtay adeegga 4G++ iyo adeegyo kale oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img