“Waxaan Dalkan Somaliland Ka Badbaadinaynaa Guul-darro Siyaasadeed Inuu Ku Dhaco” Xirsi Cali X. Xaasan
Hargeysa (SL.Post) Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland, Xirsi Cali Xaji Xasan, ayaa waraysi lala yeeshay wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo xaasaasi ah, kuwaas...
Xukuumadda Siilaanyo Oo Imaaradka Ku Wareejinaysa Madaarka Berbera
Berbera (SL.Post) Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa la sheegay inay Madaarka magaalada Berbera ku wareejinayso dawladda Imaraadka Carabta. Halkan ka daawo. Somalilandpost.net
“Maayirada Hargeysa Iyo Berbera Waxaan Ugu Baaqaya Inay Is-casilaan” Guddoomiye Axmed Muumin Seed
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiye kuxigeenka xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay kulan qaadhaan loogu ururinayay murashaxa madaxwayne ee xisbiga KULMIYE...
“Muuse Biixi Iyo Faysal Cali Waraabe Igama Macaashi Doonan” Jamaal Cali Xuseen
Hargeysa (SL.Post) Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa eedo u jeediyay Guddoomiyeyaasha xisbiyada UCID iyo KULMIYE Muuse Biixi Cabdi...
Xukuumadda Somaliland Iyo Laba Dal Oo Kale Oo Iska Kaashanaya Xakamaynta Tahriibka
Hargeysa (SL.Post) Wefti ka socday Somaliland ayaa Todobaadkii hore Magaalada addis-ababa ee dalka itoobiya kaga qeyb-galay shirweynaha lixaad ee Guddiga heer gobol ee tahriibta...
“KULMIYE Berigii Uu Mucaaridka Ahaa Beesha Caalamka Aad Bay U Jeclaayeen, Waxaan Leeyahay Bal Beesha Caalamka Ha Kaga Foggaanina” Guddoomiye Cirro
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa wuxuu shalay khudbad ka jeediyay madal ay guddiga doorashadu ku...
Nuxurka Dhambaal Beesha Caalamku U Soo Dirtay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay
Hargeysa (SL.Post) Dalalka beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa Madaxweyne Siilaanyo u soo diray dhambaal ay kaga dalbanayaan inuu ka noqdo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

