HomeErgayga Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliya Oo Golaha Amaanka...

Ergayga Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliya Oo Golaha Amaanka Uga Warbixiyay Dib Dhaca Doorashada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Post (SL) Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa Golaha Ammaanka uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee Siyaasada Soomaaliya iyo dib u dhacii ku yimid doorashooyinkii la filayay in bisha soo socota dhacaan.

keating_somalia-un

Danjire Micheal Keating ayaa ugu horeyn ka hadlay sababaha dib u dhigay doorashooyinkii la filayay bishan iyo bisha soo socota inay dhacana, isagoo muujiyay caqabado dhowr ah oo wali hor-taagan hanaanka doorashada

 

“Dib u dhacii ugu dambeeyay waxaa uu keenay dhowr arrin oo cabsi leh, aan magacaabo labo arrin tan koowaad waa in hanaanka doorashada siyaasad lagu afduubo, tan kale dib u dhacan waxaa uu qeyb ka yahay dib u dhacyo horay u dhacay iyo kuwa wadada ku soo jira, suurta galnimada in hanaanka doorashada la afduubo waa mid aad u sareysa”ayuu yidhi Danjire Keating.

 

Danjire Keating ayaa sheegay in dib u dhacan cusub aanu keenin fursad lagu marin habaabiyo hanaanka doorashada, ama siyaasiyiinta qaswadayaasha ay carqaldeeyana sida uu yidhi.

 

Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in doorashada 2016 si cadaalad oo hufan loo xaqiijiyo, isla markaana ay tahay doorashadan mid xiiso leh ah.

 

Sidoo kale waxaa uu qiray inay jiraan caqabado sharciga ku aadan, maadaama dowladda hada jirta waqtigeeda dhamaaday, gaar ahaan Madaxweyne Xasan Sheekh oo sida dastuurka dhigayo waqtigiisa ugu ekaa 10 September.

 

Mr Keating ayaa intaa ku daray in diyaar garowga intooda badan la dhameeyay, isla markaana dhowaan ay bilaaban doonaan diiwaan gelinta 14-kun oo ergo iyo musharaxiinta u taagan Xildhibaanada oo boqolaal gaaraya.

 

Doorashada Madaxweynaha ayaa dhici doonta 30-ka bisha November,  halka doorashada Guddoonka labada aqal ay

 

 

Somalilandpost.ent

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories