Monthly Archives: August, 2016

spot_imgspot_img

Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Sharaxay Sababaha Hor-taagan Aqoonsiga Somaliland 

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sharraxaad dheeraad ah ka bixiyey Caqabado kala duwan...

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulamay Wefti Ka Socda Hay’adda Inter Peace (SAWIRRO)

Hargeysa  (SL.Post) Madxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta Agaasimaha guud ee Hay'adda Caalamigaa ee Inter Peace, Mr. Scott M. Weber...

Madaxda Dhaqanka Gobolka Awdal Iyo Xukuumadda Oo Uu Isa Seeg Siyaasadeed U Bilaabmay

  Hargeysa  (SL.Post) Madaxdhaqameedka reer Awdal iyo xukuumadda Somaliland ayaa u muuqda inay u bilaabmayaan maalmo cusub oo isa seeg siyaasadeed ah, ka dib markii...

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Sheegay Inuu Qaadacay Soo Jeedin Loola Tagay Oo Ah In Golaha Guurtidu U Sameeyo Muddo Kordhin Labaad

Hargeysa  (SL.Post) Iyadoo muddooyinkan dambe ay isa soo tarayeen wararka sheegaya suurtogalnimada in muddo kordhin labaad loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Saylici,...

“Annagu Mucaarid Ka Dabaallan Meynee Kolba Ka Kursiga Ku Fadhiya Ayaanu Sida Xaaji CAbdi Waraabe Naqaannaa” Mahadi Cismaan Buuri

  Hargeysa  (SL.Post) Wasiiru dawlaha wasaaradda biyaha Somaliland  Mahdi Cismaan Buuri,  ayaa khudbad uu ka jeediyey madal ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirka cusub ee...

“Somaliland Rubuc Qaranigii U Dambeeyay Kamay Qayb-qaadan Shirarkii Dib U Heshiisiinta Somalia, Waana Dal Buuxiyay Shuruudhii Looga Baahnaa” Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa  (SL.Post)  Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa khudbad uu kaga hadlayay qaadiyada iyo madaxbanaanida Somaliland ka jeediyay kulankii maanta magaalada Hargeysa ka qabsoomay...

Shir-beeleed Xukuumadda Siilaanyo Sas Ka Qaadday Oo Dib Loo Dhigay Iyo Ujeedada Ka Dambaysa (SAWIRRO)

Hargeysa  (SL.Post)  Shirkii ay dhawaan ku dhaqaaween qabsoomidiisa beesha gobolka Saaxil inay ku qabsanayaan deegaanka Baxarsaafka ee degmada Laasgeel, ayaa dib loo dhigay. Ilo xogogaal...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img