Monthly Archives: August, 2016

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland Oo Soo Bandhigtay Saxeex Ay Shacbigu Beesha Caalamka Kaga Dalbanayaan Aqoonsi (SAWIRRO)

Hargeysa  (SL.Post) Madaxeynaha Somaliland Mudane Axmed Maxxamed Silaanyo, ayaa maanta Hotel Maansoor kaga qayb galay Munaasibad lagu soo bandhigay qoraal cabasho (Petition Letter) ay...

Al-Shabaab Oo Ku Hanjabtay Inay Sii Wadayaan Weerarada Ay Geystaan

Muqdisho  (SL.Post)  Al-shabaab,  ayaa ku goodisay inay sii wadayaan weerarrada ka dhanka ah Maamulka Puntland, kaddib markii magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ka geysteen...

Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Bogaadisay Mo. Faarax

Hargeysa  (SL.Post) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dalxiiska Somaliland Cabdirashiid Ismaaciil Kaahin ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray  Orodyahanka Mo Faarax kadib...

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Hadlay Shirkii Ay Salaadiintu Ugu Baaqeen Xildhibaanada Golaha Wakiillada Ugu Jira Awdal

Hargeysa  (SL.Post) Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka hadlay shir ay Madaxdhaqameedka gobolka Awdal ugu baaqeen Xildhibaanada gobolka Awdal ugu jira...

“Muusoow Kursi Laguma Fuulo Dadka Kale In Aad Carqaladaysid Oo Dad Dhibaatayso” Jamaal Cali Xuseen

Hargeysa  (SL.Post) Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi eedo u...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo iftiimiyey Xuquuqo ka Maqan Shaqaalaha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Prof. Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay in ay jiraan caqabado badan haysta shaqaalaha dawladda iyo kuwa gaarka ah, kuwaasoo...

“Waxaan Shaqadda Ku Qaybinayaa Cadaalada” Guddoomiyaha Cusub Ee Hay’adda Shaqalaaha

Hargeysa  (SL Post) Guddoomiyaha cusub ee hay'adda shaqaalaha dawladda Sharmaarke Axmed Muxumed Geelle oo maanta xilka la wareegay, ayaa sheegay inuu balan qaadayo in...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img