“Waxaan Soo Dhaweynayaa Wada-hadalka Khaatumo Ee Aad Ku Dhiiratay” Garaad Jaamac oo Madaxweyne Siilaanyo Bogaadiyay
Hargeysa (SL.Post) Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo k mid ah hoggaanka dhaqanka ee gobolka Sool, ayaa si weyn usoo dhaweeyey dedaalada uu hormoodka ka...
Dalalka Somaliland Ka Taageera Dimuqraadiyadda Oo Hargeysa Ku Soo Socda, Iyagoo Ka Walaacsan Muddo Kordhin
Hargeysa (SL.Post) Dalalka taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ayaa ku soo socda magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, iyagoo ka walaacsan go’aanka la filayo inuu...
“Warancade Waxay Ahayd Inuu Mar Hore Is Casilo” Xildhibaan Xoog
Hargeysa (SL.Post) Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog) oo ka tirsan golaha wakiilada iyo xisbiga Waddani, ayaa cadaalad darro ku tilmaamay isku shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo,...
Gen. Maxamed Cali Samatar Oo Geeriyooday
Virginia (SL.Post) Gen. Maxamed Cali Samatar oo xilal badan kasoo qabtay Soomaaliya, ayaa saacadihii la soo dhaafay ku geeriyooday gobolka Virginia ee Maraykanka. Maxamed Cali...
Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa oo Shir Ballaadhan la yeeshay Ergadii ugu Badnayd ee Gobollada Sool, Xaysimo iyo Buuhoodle
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti culus oo ku guda jira safarka uu ku joogo Gobolka Sool, ayaa shirkii...
Nuxurka Talooyin Xukuumadda Somaliland uga faa’idaysatay wax-ka-qabashada tabashooyinka ka taagan Gobollada Bari ee dalka iyo cidda soo jeedisay
Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Goboladda Bari Eng Cabdinaasir Garaad Abshir, ayaa Waraysi uu bilowgii sannadkan siiyey warbaahinta dalka qaarkood ku soo bandhigay...
Dhaartii Alle, Madaxweyne dhinac maray ! W/Q:Maxamed Sidiiq Dhame
Madaxweynaheenna sharfan qalinkiisu wuxuu dulmiyay beel dhan oo dalka ku uumman, xil-magacaabid kasta oo qasriga kasoo baxdaa waxay sadbursiimo iyo saami dheeriya u tahay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

