Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Gaalkacayo
Gaalkacayo (SL.Post) Laba qarax oo aad u culus, ayaa ka dhacay xeraddii hore ee Dayaxa magaalada Gaalkacyo oo haatan laga dhigey Suuq aad u...
“Haddii Dadka Sool DNA-Dooda La Qaado, Waxay Inta Badan Isku Dhiig Noqonayaa Dadka Ay Ooda Wadaagaan” Waasiirka Madaxtooyada
Hargeysa (SL.Post) Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi , ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ay sanadkan lacag todobada Milyan oo horumarin ah galinayo gobolka Sool. Wasiirka...
Wakiilka Somaliland Ee Itoobiya Oo Si Diblomaasiyadeed Uga Hadlay Xilka Cusub Ee Loo Magacaabay
Hargeysa (SL.Post) Wakiilka Somaliland ee Itoobiya Danjire Aadan Muuse Jibriil, ayaa ka hadlay isku shaandhayntii u dambaysay ee uu Madaxweyne Siilaanyo sameeyay taas oo...
“Wakhtiga Aanu Doorashada Ugu Tala-galnay Ayaa Jadwalkiisa Lagu Socdaa” Afhayeenka Guddida Doorashooyinka
Hargeysa (SL.Post) Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Somaliland Siciid Cali Muuse, ayaa sheegay in hawlahooda shaqo ee ku saabsanaa Jadwalka Doorashada uu u socdo sidii ay...
Nin jebiyey go’aan beesha Adan Madoobe hore Madaxweyne Siilanyo ugu gudbisay iyo jawaabta xukuumada laga sugayo
“Waxaan leenahay arrinkaa ninkaa is-magacaabaya wax jira maaha, waanan uga diganynaa dadka deriska ah ee la khalday…”Cabdillahi Xirsi Saleebaan Burco (SLpost)- Waxgaradka Beesha Adan Maxamed...
Weftigii Uu Hoggaaminayay Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Soo Laabtay Caynaba
Laaasacaanood (SL.Post) Weftigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo socdaalka ay kicitimeen ku gaadhay Laasacaanod, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Caynaba. Halkan ka...
“Cali Khaliif Hadu Iman Lahaa, Waan Hubaa Inuu Aniga Iyo Siilaanyo Naga Adkaan Lahaa”
Laasacaanood (SL.Post) Guddoomiyaha xisiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Prof: Cali Khaliif Galaydh haddii uu wakhti hore la iman...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

