Monthly Archives: April, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Barnaamijkii Baadisooc iyo Faaqidaada Halkudhigyada Soomaalida

Uk(SLpost)-Halkan ka daawo barnaamijkii baadishooc oo uu nala socodsiiyo qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan kaas oo lagu falanqeeyo halkudhigyada iyo maahmaahyaha Soomaalida. https://youtu.be/oV5qTGtwZwI

Daawo:-Abwaan Dacar oo ka sheekeeyay Qiso ka yaabisay

Hargeysa(SLpost)-Abawaan Dacar ayaa ka hadlay waxyaabaha ka yaabiyay ee haatan ka horyi dhaqanka Soomaalida iyo waliba sida qoraaga iyo bulshaduba ay yihiin kuwo aan...

WAA MAXAY SIYAASADA DHAQAN DHAQAALE EE HORU MARINTA DALKA

Hor u dhac Dawlad kasta waxay leedahay siyaasado kala duwan oo ay ku hor u mariso wadankeeda iyo dadkeedaba ayna wax ugu dhimin dawladaha kale...

DA’YE YAA DUWI? W/Q. XUSEEN-MAHDI XASAN XUSEEN

Duruufta iyo dhibku waa duruus dadka soo marta, taas oo ah mid baraysa sidii dhiggeeda looga gaashaaman lahaa. Baahidu waa mid mar walba jirta, bal...

BALAN-QAADKII EEBBE LALA GALAY EE LA CAASIYAY!!

Halgankii dheeraa ee ay shacabka reer Somaliland la galeen  xooggii iyo awooddii Taliskii kelidii-taliyihii arxanka darnaa, ee gumaadka shacabka reer Somaliland waysada u biyaystay,waxaynu...

Dood Adag oo Ka Dhalatay Dalka Switzerland Arday Mulim Ah Oo Diiday Inay Salaamaan Macalimiintooda

Switzerland (SLpost)-Xukuumadda Switzerland ayaa dhaleecaysay iskuul u oggolaaday arday Muslimiin ah in aanay salaamin macallimiinta dumarka ah. Labo arday oo Muslimiin ah oo dhigtay iskuulkan,...

Toddoba Shay Oo Haddii Aad Caadaysato Samayntooda Kor U Qaadaya Awooddaada Maskaxeed

Hargeysa (SLpost)- In qofku uu dhiso quwaddiisa maskaxeed iyo garashadiisu waxa ay fure u noqon kartaa in uu ka guulaysto caqadaha iyo taakooyinka nolosha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img