Kudhawaad Labaatan Qof Oo Caruur U Badan Ayaa Daadad Ay Ku Laayeen Jigjiga
Hargeysa(Slpost)-Magaalada jigjiga ee xarunta u ah Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa laga soo sheegaya in daadad ku dhuftay ay dad ku laayeen. Daadadka ayaa la...
Daawo Boorame Madaxwaynaha Somaliland Oo Booqday Xeryaha Dadkii Abaaraha Kasoo Barakacay
Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa gaadhay xeryaha dadka abaarhu ay so barakiciyeen ee gobalka Awdal kuwaas oo uu gaadhsiiyay cuno biyo iyo waxyaabo kale. https://youtu.be/atFmt9uP94Y
Daawo:-Muranka Ucid Oo Cirka Isku Shareeray iyo Cali Guray Garabka Faysal uu Shaaciyay In Xilkii Laga Qaaday
Hargeysa(Slpost)-War qoraal ah oo ay soo saareen gudi lagu sheegay ta anshaxa iyo ta fulinta ayaa lagu shaaciyay in Cli Guray dibada laga dhigay...
War Deg Deg Ah Hargeysa Oo Hada Uu Helay Roob Ay Ku Qabawsataa
Hargeysa(Slpost)-Roob lagu qabowsaday ayaa ka da'aya magaalada Hargeysa iyada oo maalmihiii ugu danbeeyay magaaladu ay ku jirtay kulayal xad dhaaf ah oo heerkiisu uu...
Daawo:-Al fanaan KHADAR KEEYOW Hees Cusub 2016
Halkan ka daawo hees cusub oo uu ku luuqaynaayo fanaanka Khadar Keeyow oo ah mid cusub laguna ladhay cod macaan. https://youtu.be/z6QVm6qfnT0
Madaxweyne Siilaanyo oo Gaadhay Dadka Abaarhu Ay Saameeyeen Ee Gobalada Galbeedka Dalka
Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa tagay deegaanda abaaruhu ay asiibeen ee galbeedka dalka, waxaanu tagay magaalada Qolujeed oo ay dagan yihiin dad badan oo...
Daawo:-Waftigii Gurmadka Abaaraha Ee Somaliya Oo Hadhimo Sharafeed Loo Qabtay iyo Lacagta Somaliland Abaaraha Kaga Caawiyeen Oo Ah Hal Milyan Oo Dolar
Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne ku xigeenka SOmaliland Saylici ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay waftigii Somaliya ee siday lacagta abaaraha Somaliland wax lagaga qabanaayay, https://youtu.be/9W8mG-71eWA
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

