Daawo:-Cuqaasha iyo Culimada Hargeysa Oo Alle Uga Mahadnaqay Curashada Roobka
Hargeysa(SLpost)-Qaar ka mid ah dadka Hargeysa ayaa alle ku mahadiyay nimacada roobka ee u curtay waxaanay bushada ugu baaqeen inay badiyaan alle bariga. https://youtu.be/RW482NyTqYo
Daawo:-Khilaaf iyo Dano Shaqsi Ah Oo Hadheeyay Misaajidada Dalka Ingiriiska
Uk(Slpost)-Barnaamij laga diyaariyay masiijarada meelo ka mid ah Ingiriika ee ay Soomaalidu maamulaan ayaa lagu sheegay inay hadheeyeen qabyaalad, dano gaar ah iyo...
Daawo”Faysal labadiisa dhagood waxay maqlaan waxa uu ugu necebyahay quraanka ilaahay” Cali Guray
Hargeysa(Slpost)-Muj.Cali Guray ayaa ka hadlay khilaafka xisbiga Ucid iyo waliba sida ay isugu dhaceen isaga iyo gudoomiye Faysal CalI Waraabe, waxaanu dhaliilo xoogan ku...
Daawo”Xafiisyo badan ayaanu kormeeray ugu yaraana ma urayaan” Wasiirka Madaxtooyada Iyo Hadalkiisa Xafiisyada Boorama iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Garabtaagan
Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kormeeray xafiisyada gobalka Awdal, waxaan wasiirkiisa madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi Ka soo yeedhay hadal aan munaasib ku ahayn goobtii...
Daawo:-Aabe Wiilkiisa Ay Boolisku Toogteen Oo Cadho Daran Muujiyay Xukuumada Hanabaad U Diray
Wajaale(Slpost)-Wiil la sheegay in isaga oo watay gaadhi ay toogteen ciidanka booliska ayaa aabihii cadho daran ka muujiyay in aan xukuumadu wiilkaas daw marin. https://youtu.be/R6wrUpuoMM4
Daawo:-Xildhibaan Ka Mid Ah Kuwa Somaliya Oo Dil Ka Badbaaday Iyo Ilaaladiisii Oo La’laayay
Muqdisho(Slpost)-Xildhibaan ka mid ah kuwa SOmaliya ayaa ka badbaaday isku day dil waxaana rasaas ooda lagaga qaaday ku nafwaayay ilaaladiisii, xildhibaanka ayaa haatan badqaba. https://youtu.be/JtzBLBfU5g0
Daawo:-Abwaan Weedhsame Oo Gabay Maskaxda Dareen Ku Reebay Abaarta Kaga Hadlaya
https://youtu.be/hi8jBon0_sA
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

