HomeMaraykanka oo Sheegtay Inay Weerar Ku Dileen Jihadi John oo Qoor-goynta u...

Maraykanka oo Sheegtay Inay Weerar Ku Dileen Jihadi John oo Qoor-goynta u Qaabilsanaa Daacish

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Washington(SLpost)-Milateriga Mareykanka ayaa qaaday weerar cirka ah oo lagu bartilmaameedsanayay ninka Daacish u qaabilsan qoor-goynta ee lagu magacaabo Jihadi John, iyadoo loo maleynayo inuu ku dhintay weerarkaas.

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drones ayaa duqeyn ay ka fuliyeen agagaarka magaalada Raqqa ee dalka Suuriya ku bartilmaameedsaday gaadhi uu la socday Mohamed Emwazi oo ahaa muwaadin British ah, balse ka soo jeeda dalka Kuwait.

Sarkaal u hadlay Pentagon-ka Mareykanka ayaa sheegay inay aaminsan yihiin in bartilmaameedka uu ahaa Jihadi John, balse aan si rsmi ah loo ogeyn inuu dhintay iyo in kale.

Afhayeenka Pentagon-ka Peter Cook ayaa sheegay inay wali qiimeynayaan natiijada weerarka, hase yeeshee koox Syrian ah oo la socota arrimaha xuquuqda aadanaha, ayaa sheegtay in “Jihadi John” uu ka mid ahaa afar qof oo weerarka ku geeriyooday.

Ra’iisul Wasaaraha Britain David Cameroon ayaa sheegay in bartilmaameedsiga Jihadi John uu yahay arrin sax ah in la sameeyo, waxaana uu xusay in Mareykanka ay ku gacan siinayaan ogaanshaha xaqiiqda dhabta ah hadii uu weerarkaas ku dhintay iyo in kale.

Jihadi John ayaa ka soo muuqday muuqaalo argagax leh oo qoorta laga goynayay la heystayaal u badnaa reer Galbeed ah sida Wariyihii Mareykanka ahaa James Foley , sama falayaal Britain ka soo jeeday iyo Wariyihii Japaneska ahaa.

 

 

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories