HomeAasaasihii Jaamacaddii Ugu Horeysay Adduunka

Aasaasihii Jaamacaddii Ugu Horeysay Adduunka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Faadima Bintu Maxamed Al Fahriya Alqurashiya   waxaana laguna naanaysi jiray (Umal Baniin), Waa gabadh carbeed oo ka soo jeeda  tafiirtii Cuqba Bin Naafic Alfahri Alqurashi, oo ahaa ninkii furay Tuunisya, sidoo kale asaasihii magaalada Qayrawaan waana shakhsiyad waarta, xusuusteeduna ay sudhantahay xusuusta dadka kasoo kala jeeda deegaanada kala ah Qayrawaanoo Tunis kutaala, sido kale Faasoo ah dalka Maqrib iyo guudahaanba taariikhda Tunis iyo Morocco, waxa ay dhimaty kudhawaad sanaddii 265Hij, kuna beegnayd 878 Tirsiga  Milaadiga ah.

Waxa ay Faadima Al Fahri, ka soo guurtay iyadoo gabadhyar ah carbtii kasoo hayaamay magaalada ALQAYRAWAAN oo ay u guureen aagaas iyo hawdka Maqrib, waxaanay la dagtay qoyskeedi xiligii u katalin jiray Idiris-ka labaad, ilaa ay ka guursatay oo ay meqaam wanaagsana ku yeelatay deegaankaas, sidoo kale qoyskeeda oo yeeshay hanti aad u farabadan, kadib marka ay shaqo iyo hawlkarnimo badan ay la yimaadeen, wakhtibadan kama so wareegin ilaa u geeriyooday aabaheed iyo saygeeedi mudo kadibana waxadhintay walaalkii oo iyada adeerkeed ahaa, markaa waxa ay nasiib uyeesheen iyada iyo walaasheed oo la odhan jiray Maryam Bintu Muxamedlaguna naanaysi jiray Umu Qaasimooahayd gabadhii dhistay Masaajid Jaamaca Al Andalusee kuyaal Faa see dalka Moroccoin ay xoolobadan ay dhaxlaan. Labadii hablood waxa ay arkeen cidhiidhiga kajira masaajidka Qarawayn sidaa darteed ayay jeclaadeen in xoolihii ay ka dhaxleen aabahood in ay kudhisaan masaajidka, unanoqota khayr iyo sadaqo waarta.

Waxaana dib loo dhisay masaajidkaas cahdigii dawlada Idiriisyadakuna beegnayd bishii Ramadaan ee sanadii 245 Hij, waxaana ay ku kordhiyeen masaajidka dhulkauu ku fadhiyay oo ay u iibisay beer ku xigtay oo ay ka iibsatay nin kasoo jeeda Hawaara, waxaanay u hurtay hanti aad ufarabadan waxaana ay soomanayd ilaa inta dhismaha masaajidka laga dhameenayay, markii la dhameeyey masaajidkana farxad dadrteed kudhex tukatay masaajidka salaatul shukri. Waxaan aytaarikhyahandu sheegaan in aan niis (ciid) iyo biyo ama dhagaxa iyo nuurada lagudhisay masaajidka aan lagasoo qaadin dhul kale ka ay iibsatay mooyaane.

 

Faadima waxa ay ugu horeysay asaaska macahdka ugu horeyey ee bixiya Darajada Heerka Kowaad (Bachular Degree)laguna dhigan jira waxbarashada qaybihiisa kala duwan ama mid maadi ah ama mid diini ahba, oo ilaa wakhti xaadirkan ah shaqeynaysa loona yaqaano hadda Jaamacadda Qarawayn. Waxaana loo aqoonsaday xaruunta aqoonyahanda dadka kunool agaagarka badda Mediterranean-ka waxaany jaamacdu heshay sumacad aad u saraysa.

Dadkii ka aflaxay jaamacda dad badan oo caan waxaana tusaale ahaan ka mid ahaa caalimkii waynaa ee la oodhan jiray Ibnu Khalduunoo ahaa aqooyanahan heerka aqoontiisu aad u  sareyso ahaana asaasihii maadada loo yaqaan cilmiga bulshada  sidoo kale ninkii la odhan jiray Gerber of Auvergneoo markii dambe noqday Baadariga loo yaqaanay  silfister-ka labaad Pope SylvesterII (1009-999) waxaana loo aqoonsaday inuu noqday ninkii  ugu horeyey ee Tirsiga carabiga (Arabic numerals 1,2,3….) iyo eberka(zero , 0..) u gudbiyay qaarada Europe Inteeda kale oodhan.

 

Alla Mahad Leh

W/Q: Abdiqani Abdirahamn Haji Mohamoud (Shariif)

Email: enga.qani@gmail.com

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories