Masuuliyiinta Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska oo Booqday Goob-dalxiiseedyo Qadiimi ah
Hargaysa(SLpost)-Masuuliyiinta wasaaradda dhallinyarrada, ciyaaraha iyo dalxiiska Jahmhuuriyadda Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Md. Cabdilaahi Faarax Maydhane ayaa kormeer shaqo ku tegay goobaha qadiimiga...
“Dawada Khilaafka UCID Waxa Haya UCID” Cali Guray
Hargeysa(SLpost)- Guddoomiye xigeenka saddexaad ee xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa sheegay in khilaafka Ucid ku kooban yahay Guddoomiye Faysal iyo musharax Jamaal Cali...
“Maamulaha iyo maamule-ku-xigeenkuba waa ilmaadeer, way ka fursan wayday in la tilmaamo Qabyaaladda” Guddoomiyaha Waxbarshada Sanaag
Hargeysa (SLpost)- Maamulka Waxbarashada Gobolka Sanaag, ayaa ka hadlay sababta dhalisay mudaharaad ay todobaadkan sameeyeen Ardayda Dugsi ka mid ah goobaha Waxbarashada Dowliga ah...
Gudoomiye-Xigeenka Labaad ee Wakiillada oo Madaxdhaqameedka uga Digay in ay Wadahadalada Ka Qaybgalaan
Hargeysa(SLpost)-Shir-guddoonka golaha wakiilada ayaa madaxdhaqameedka Somaliland uga digay inay ka qayb galaan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya oo maalmaha warbaahinta ku jirtay. Guddoomiye ku xigeenka...
Agaasimaha Samafalka oo Ka Hadashay Xarrunta Agoomaha ee Dawladda Kuwayt Maalgaliso oo Cabasho laga Bixiyey
Hargaysa(SLpost)-Mareeyaha Samafalka Madaxtooyada Somaliland Aamina Maxamuud Diiriye ayaa ka hadashay eedo musuq-maasuq oo loo jeediyay xarumaha agoomaha ee uu maalgaliyo dalka Kuwait kaas oo...
Madaxweynaha Kenya oo ka Hadlay Musuqmaasuqa Dalkiisa Hadheeyay
Nairobi(SLpost)-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo shalay khudbad dheer uga jeediyay shacabka, Taleefishinka Qaranka Kenya; ayaa farriin adag u diray dadka ku kaco musuq-maasuqa oo...
Sidee Shaqo Loo Helaa?
Waxaan jeclaystay in aan dhammaan bulshadayda la wadaago arrin runtii sababtay in dhalintii wadanka u dhalatay ay quustaan, nacaan, tahriibaan amaba nolosha ka dhacaan,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

