Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Seven Somali Women Making a Difference

There are many strong, capable women in Somalia. Dr. Hawa Abdi, Deqo Mohamed, Amina Mohamed, Edna Adan, Ilwad Elman, Fartuun Adan, and Fatima Jibrell...

AL-SHABAAB oo Sheegtay Cid Kasta oo Midnimadooda Waxyeelaysa in ay iska Celin Doonaan

Muqdishu(SLpost)-Hoggaamiyaha ururka Alshabaab uga masuulka ah gobolada Shabeellada Hoose, Sheekh Maxamed Abu-Cabdalla oo hadlay ayaa  ururka Al shabaab ugu baaqay inay ilaaliyaan midnimada ururkooda,...

“Si Khaldan ayaa Hadalkayga loo Dhigay” Suldaan Xiiray

Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka salaadiintii  Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray, ayaa sheegay in la marin habaabiyay ujeedada  hadal uu ka yidhi wada hadalada Somaliland iyo...

Xisbiga WADDANI oo Soo Bandhigay Qabyo-qoraalka Buugga Barnaamijka Xisbiga iyo Guddoomiyaha oo Khudbad Ka Jeediyay

  Hargeysa(SLpost)Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa magaalada Hargaysa ku soo bandhigay barnaamijka xisbiga oo qabyo qoraal ah. Barnaamijka qabyo qoraalka ah ee Xisbiga WADDANI...

Dhaxalkii Askariga! Qeybta Koowaad

10-kii bishan November ee sannadkan 2015-ka, ayaa shir-weynihii 5aad ee golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye lagu qabtay magaalada Hargeysa, taasi oo Musharraxii jagada Madaxweynaha...

ALLA MAGANE GOORMAY MADAX DHAQAMEEDKII SOMALILAND NOQDEEN GOLE LA DOORTAY?

  Qarannimadda Somaliland waa lama taabtaan iyo dhito xafidan, oo Qaranka iyo madaxdisii hore tiiriyeen, isla markaasinna lagu ansaxiyey cod 97% ah. Qarannimadda Somaliland hadba...

Wasiirka Deegaanka oo Ka Warantay Sababta ay u Joogsan Wayday Isticmaalka Bacaha ee Madaxweynuhu Mamnuucay

Hargaysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandarre ayaa ka hadashay waxyaabaha hortaagan digreetaddii madaxwaynaha Somaliland ka soo saaray...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img