HomeMadaxweynaha Kenya oo ka Hadlay Musuqmaasuqa Dalkiisa Hadheeyay

Madaxweynaha Kenya oo ka Hadlay Musuqmaasuqa Dalkiisa Hadheeyay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobi(SLpost)-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo shalay khudbad dheer uga jeediyay shacabka, Taleefishinka Qaranka Kenya; ayaa farriin adag u diray dadka ku kaco musuq-maasuqa oo uu sheegay iney la kulmi doonaan ciqaab adag.

Khudbaddiisa ayuu ku xusay in musuqa Kenya hadheeyay uu halis ku yahay amaanka, uuna keeni karo curyaamin dhaqaale, eex, hanti lunsasho iyo Laaluush ka dhaca mushtamaca dhexdiisa.

Wuxuu intaas ku daray Madaxweyne Kenyatta, in xabnaha ka tirsan xukuumadiisa ee lagu helo iney ku lug leeyihiin xatooyo ay la kulmi doonaan ciqaabo kala duwan, isagoona ugu baaqay Guddiga la dagaalanka Musuqa Kenya iney isha ku hayaan xubnaha damacsan iney wax isdaba mariyaan.

Dhanka kale, RW hore ee Kenya Raila Odinga oo hada ah Hoggaamiyaha Xisbiga CORD ee mucaaradka ah; ayaa ugu baaqay Madaxweyne Kenyatta inuu xilka ka qaado saraakiisha sar-sare ee ka tirsan dowladiisa ee loo haysto hanti lunsashada.

Sidoo kale, shacabka waddanka Kenya, ayaa fikrado kala duwan ka muujiyay khudbadii uu Madaxweynuhu kaga hadlay arrimaha Musuq-maasuqa, waxeyna qaarkood sheegeen iney u arkeen qudbadaas mid lamid ah khudbadihii ay horay u maqli jireen oo ayna waxba ka badali karin arrinta Musuq-maasuqa. Halka qaar kalana ay soo dhaweeyeen, iyagoo ku tilmaameen hadalka Madaxweynaha inuu yahay mid wax weyn ka badali karo Musuq-maasuqa  ka jiro Kenya.

Ugu dambeyn Sabtidii aynnu soo dhaafnay ayey ahayd markii wasiiradii hore ee hawlaha baahinta awooda Kenya – Anne Waiguru ay iska casishay xilkii ay haysay kaddib markii lagu eedeyay iney lunsatay hanta fara badan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories