Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Family of Texas boy arrested over clock demands $15m in damages

  The family of a Texas Muslim teenager arrested for bringing a homemade clock that was mistaken for a bomb to school demanded $15m in...

“Xukuumaddu iyadaa Madax-dhaqameedka Diranaysa” Xogahayaha Warfaafinta WADDANI

Hargeysa(SLpost)- Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe), Xoghayaha warfaafinta xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay wararka sheegaya in madaxdhaqameedku ka qaybgalayaan wadahalada Somaliland iyo Soomaaliya, islamarkaana masuuliyiinta ka...

Turkiga oo Soo Riday Diyaarad Ruushku Leeyahay

Turkey(SLpost)-Diyaarad Ruushka uu leeyahay oo ah nooca Su-24 ayaa lagu soo riday dalka Suuriya. Saraakiil militeri o Turki ah ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka...

Saddex aanney Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya, Madax Dhaqameed ugu Baahneyn

Wadahadalladii Turkigu hoggaaminayey ee u dhaxeeyey Soomaaliland iyo Soomaaliya, waxa joojiyay oo isaga baxay wadanka Soomaaliya. Waxa ay fulin waayeen dhammaan waxyaabahii lagu heshiiyey...

Qaramada Midoobay oo Ergay Cusub u Magacaabatay Soomaaliya

  Muqdisho(SLpost)-Xoghayaha guud ee qaramada midoobay ayaa ku dhawaaqay magacaabista Michael Keating oo u dhashay dalka Ingriiska inuu madax ka noqdo barnaamijka lagu taageerayo Somaliye...

Qabyotirka, Jacaylkii Qabyoobay! Q.1aad

    Xamda waa gabadh illaahay haybad u siiyay qurux, waa gabadh indhaha rabbi (SWT) ku manaystay aad la amakaagyso, midab maariin dhalaal xiga ayay u...

Xog Badan oo ku Saabsan Hogaamiyihii Hore ee Daalibaan oo La Helay

  Kabul (SLpost)- Wariyaha Talefishanka Al-Carabiya u jooga magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanistan Maxamuud Al-Wuruwaari ayaa warbixin baadhitaan oo uu dhowaan sameeyey waxa uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img