HomeSidee Shaqo Loo Helaa?

Sidee Shaqo Loo Helaa?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxaan jeclaystay in aan dhammaan bulshadayda la wadaago arrin runtii sababtay in dhalintii wadanka  u dhalatay ay quustaan, nacaan, tahriibaan amaba nolosha ka dhacaan, waa marka uu qofku haleelo shaqola’aan.

Intaanan wax kale u gudagelin su’aasha is waydiinta mudan waxaweeye qofka markee ayaa la odhankaraa uu shaqola’yahay?

Bulshadeenu arintaa waxaadmooda in badanookamidaa in ay garabmareen Laakiin runtu waxay tahay qofka  waxa la odhankaraa uushaqola’yahay marka laga helo  labashuruudood oo kala ah:

1-    Qofku in uu awood u leeyahy in uu shaqynkaro

2-    Shaqo in uu raadiyo qofku kadibna uu waayo wax shaqo ah

Labadaa hadii laga helo waxa loo tixgelinayaa in uu yahay shakhsi shaqola’aani hasyo.Shaqola’aanta waxa lagu tiriyaa dhibaatooyinka ugu daran ee bulshadu ay la kulanto maxaa yeelay waxay keentaa bulshadu in aysan yeelan xasilooni dhexdooda ah,waxa lagu yeedho afka carabiga

Goorma ayaad shaqyn kartraa?

Qofka shaqoraadiskaa waxa uu shaqayn karaa ama raadin karaa marka aynu eegno heerka caalamigaa (international standard) In uu:

a-    Dhameeyey dugsi sare (secondry school)

b-    Iyo in uu dhigto ama dhameeyey jaamcad(university level)

Maxaa keena shaqola’aanta?

Shaqo la’aanta wadankeena sidaynu kawarqabno uu sii kordhayaa sannadba sanadka kadanbeeya iyadoon weli wax xal iyo maara toona loo helin.hadaba waxaan jeclaystay in aan dhawrqodob aan taxo kuwaas oo sabab u ah shaqola’aanta:

1-    Korodhka bulshadeenna iyadoon loo samayn fursado shaqo.

2-    Hoosudhac innagu yimaada dhanka dhaqaalaha.

3-    Shaqooyinka qaar oo aynaan ogolayn in aynu ka shaqaysanno

4-    Dadkii jaamcadaha ka baxayey oo iyana sookordhaya

Lagayaaba inbadanoo idinka mid ah inaad is waydiiseen arinkan mawaxbuu kaqaban karaa muxuu kaqoray??

Waxan leeyahay waa u jeedkaaan u socdee shaqo waynu heli karnaa dhammaanteen inshaallaah haddii ay inaga dhabtahay in aynu shaqaysanno,shaqo anfacda nafteennaa,waalidkeenna iyo dhammaan bulshadoodhan.

Habka ugu fudud ee shaqo loo heli karo

Waxaan doonayaa in aan idinla wadaago qodobo aan u arkay in ay muhiim u tahay qofkasta oo doonaya Inuu si degdeg ah u helo shaqo.

1-    Waa in aad noqotaa qof ku xidhan alle,aaminsanna wax alle kuu qoray mooyee wax kale inaadan helaynin.

2-    waa in aad noqotaa qof ku dadaala in uu helo cilmi diineed iyo tu aduunyaba.

3-    Waaa in ay kaadhab tahay shaqo raadisku, oo shaqo kasta oo markaa aa hesho qabataa yeysan xataa noqon kaad raadinaysaye.

4-    Waa inad isku daydaa inta awoodaada in bulshada soo dhexgasho si aad u indha-indhayso jaanis kasta oo banaanaada kana  faa’idaysto.

5-    Dawladda waxay xili kasaarantahay in shaqokasta oo ay hayso laga horaysiiyo inanka ama inanta muwaadinka ah.

Waxaan rajaynayaa aqoontayda oo kooban awgeed in ay wuxuun idinka anfacaan ereyadaa kooban ee aankor kuxusay.Allamahadleh.

By:   ahmedEsmaelileye

Phone number:  0634381393

Study Addis University of burao Faculty:  management information system

Also Staff of mustqbal express of burao

 

Waad mahadsantihiin

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories