BOORAME: Maxaa Kala Haysta Gaadiidka Bajaajta iyo Dawladda Hoose?
Boorame(SLpost) - Maayarka degmada Boorama ahna guddoomiyaha golaha deegaanka ee degmadaas Maxamed Xuseen Maydhane, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay cabasho ka dhan ah...
Xulashadeeday Eedday!!!
Gu’ iyo jiilaal waa u laba mataano ah, hugurka iyo sawraca way wadaagaan soomal haadna waagii guduuta iyo cedceedii soo bidhiiqdaba waa ina daanwayne....
Soomaaliya: Dagaal u Dhexeeya Laba Maamul-goboleed oo Markale ka Bilaabmay Gaalkacayo
Gaalkacayo(SLpost)-Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, tiro ka badan shan qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal u dhexeeya maamul-goboleedada Puntland iyo Galmudug...
Duufaanta Siyaasadeed ee ku Dhufatay Xisbiyadu Waa Mid Gacani ka Dambayso
Siyaasada dalka ka jira waa mid maraysa meeshii ugu xumayd abid, taas oo wax qabadkii iyo hawlihii shaqo ee dawlada hoos u dhigtay, waxa...
Madaxweynihii Hore ee Somaliland oo ka Hadlay Xaaladda uu Dalku Marayo
Hargeysa (SLpost)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay xaaladu uu dalku marayo, waxaanu si gaar ah uga hadlay wada...
Madaxweynaha oo Kulan La Yeeshay Ergayga Turkigu u soo Magacawday Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan la yeeshay ergayga ay dawladda Turkigu u soo magacawday wada hadalada Somaliland iyo Somaliya danjire Ahmet...
Dhakhaatiirta Ajaanibka ah ee aan Haysan Shahaado la Aqoonsan Yahay oo Dalka Laga Mastaafurinayo
Hargeysa (SLpost)- Dhakhaatiirta ajaanibka ah ee aan u dhalan Somaliland ee dalka ka hawl-gala,ayaa loo qabtay ugu dambayn inta ka horraysa 30-ka bishan in ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

