Cabashada Xarrunta Agoomaha ee Kuwayt Dhistay oo sii Xoogaysanaysa iyo Haween u Jawaabay Maareeyaha Xafiiska Samafalka
Hargeysa(SLpost)-Cabashada dadka danyarta ah ee degan magaalada Hargeysa gaar ahaan berigu ay ka muujinayaan xarunta agoomaha ee ay maalgelisay dawladda Kuwayt ayaa sii xoogaysanaya...
Dalladda Qurbejoogta Somaliland ee Qaarada Yurub oo Walaac ka Muujiyey Xaaladda uu Galay Wada Hadalka Somaliland iyo Soomaaliya- WARSAXAAFADEED
Hargeysa(SLpost)- Dalladda ay ku bahoobeen qurbe joogta Somaliland ee Yurub ayaa muujisay dareen taban oo ay ka qabto arrimaha ka soo cusboonaaday wada hadalada...
HARGEYSA: Muwaadinka Hindisay Beerta Lamaanayaasha oo Bulshada Baaq Bushaaro ah u Diray
Hargeysa (SLpost)-,Muwaadin lagu magacaabo Nabadoon Cabdilaahi Cabdi Yuusuf oo ah Nin Dhalinyara oo si taba-rucaad ah Bulshada ugu adeega, isla markaana si gaar ah...
Jaamici Jahawareersan!!
“Jaamicigii is beddel unki lahaa, isaga ayaa la baddelay. Jaamicigii jiho cusub jeexi lahaana, isaga la jahawareershay.” Haddii la heli lahaa jaamici aan jiifin ee...
Somaliland Waxay u Baahan Tahay Dib-u-Habayn Mug leh iyo Jihayn Cusub
“Gudiga Daba-galka Hubka ee dalalka Eritrea, Somalia iyo Somaliland (International crisis group) oo loo soo gaabiyo ICG waxay dhawaan soo sareen warbixintoodii sanadlaha ee...
“Markaad Madaxweyne Doonayso Xaafaddaada Lagama Bilaabo” Xildhibaan Waabeeye
Hargeysa(SLpost) - “Waxaan warbaahinta ku arkayay guddoomiye Muuse Biixi oo bookhday bacadlaha gobanimo. Gobanimo waa meel la bookhan karo oo ganacsi oo dad wanaagsani...
“ Waxaad Moodaa Salaadiinta iyo Siyaasiguba inay Khalad ka Fahmeen Hawsha ay Umaddoodu u Igmatey” Suldaan Aadan Faarax
Hargeysa(SLpost) - Suldaan Aadan Faarax Cumar oo Ka Mida Salaadiinta Waawayn Ee Somaliland oo la hadlay warbaahinta Ayaa si qoto dheer uga hadlay laba...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

