Wax ka Baro qaab-dhismeedka iyo Shaqada uu Qabto Wadnaha Bani’aadamku
Wadnuhu waa xubin ka mid ah xubnaha Eebe ugu tala galay socodsiinta nolosha qofka Bani'adamka ah waana xubin aad u muhiim ah oo hadduu...
Cabdiraxmaan Cirro oo Toban sanno kaddib markii la doortay sheegay inay isaga & Naftiisu Su’aalo iska weydiinayaan sii-fadhiga iyo ka kicista Kursiga
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cabdiraxmaan-Cirro) ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADANI, ayaa sharraxaad ka bixiyey Su’aalo uu sheegay in Naftiisu weydiisay iyo...
Xukuumadda Siilaanyo oo markii u horeysay ka hadashay Wasiirradii Iska casilay iyo Miisaankooda Siyaasadeed
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa weedho kala duwan oo u muuqda nin Jeclaysi iyo Xod-xodasho ku fasirtay go’aanka ay isku casileen Wasiirkii hore...
ADDIS ABABA: Shirkaddii Fulisay Dhismaha Terminalka Madaarka Berbera oo ka warbixisay Macaashka ay ka heshay, tirada lacagta ku baxday iyo Caqabadihii ay la kulantay
Addis Ababa (SLpost)- Shirkad laga leeyahay waddanka Itoobiya oo fulisay dhismaha Terminal Garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera oo ay tartan u gashay, ayaa ka...
Ergada Somaliland u metalaysay wada-hadallada Turkiga oo Soo-dhawayn ballaadhan kala kulmay Shacbiga Hargeysa (Daawo Sawirro)
Hargeysa (SLpost)- Ergada Somaliland u metelaysay shirka wada-hadallada fashilmay ee Soomaaliya oo todobaadkan bilowgiisii ka furmi lahaa dalka Turkiga, ayaa maanta dalka dib ugu...
Mudaneyaasha Golaha Wakiillada oo ka hadlay Burburka shirka wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Shir-guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Wakiillada qaarkood, ayaa ka dareen-celiyey burburka ku yimi shirkii wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya oo horaantii todobaadkan ka furmi...
Hargeysa: Dawladda Hoose oo soo bandhtay Ishaarooyin Tamarta Qorraxda ku shaqaynaya oo Jidadka Caasimadda lagu rakibayo
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna maayarka Maayarka Caasimadda Hargeysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa maanta soo bandhigay Ishaarooyinka Gaadiidka kala-haga oo lagu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

