HomeErgada Somaliland u metalaysay wada-hadallada Turkiga oo Soo-dhawayn ballaadhan kala kulmay Shacbiga...

Ergada Somaliland u metalaysay wada-hadallada Turkiga oo Soo-dhawayn ballaadhan kala kulmay Shacbiga Hargeysa (Daawo Sawirro)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Ergada Somaliland u metelaysay shirka wada-hadallada fashilmay ee Soomaaliya oo todobaadkan bilowgiisii ka furmi lahaa dalka Turkiga, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana soo-dhawayn balaadhan oo dareen wadaniyadeed ku lammaan yahay loogu qaabbiley garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.

Shirka wada-hadallada oo Sabtidii ka furmi lahaa dalka Turkiga, ayaa lagu kala kacay, kaddib markii Ergada Soomaaliya lagu soo daray xubno dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, taas oo sababtay inay ka diideen ergadii wada-hadallada u metalaysay Somaliland.

DSC_0281Waftigan waxa garoonka diyaaradaha ee Hargeysa ku qaabbilay Dadweyne aad u tiro badan oo isugu jiray Salaadiin, Boqoro, Cuqaal, Xubno Kamida Golaha Wasiirada, Golayaasha Baarlamanka, Guurtida, Deegaanka, iyo Dhalinyaro aad u badan kuwaas oo sitay Calamaan iyo Boodhadh ay ku qaran yihiin hal ku dhigyo ay ku muujiynaayeen cushuurtooda wadannimo.

Waftiga ayaa markii danbe loo soo galbiyey dhanka Madaxtooyada JSL, intii ay ku soo jireen jidadka caasimadana waxa salaan sharaf ciidan ay ka qaateen ciidamada kala duwan ee dalka Somaliland, waxaanay socod lug ah ku marayeen wadooyinka caasimada inta ugu mashquulka badan weftigu iyada oo ay hareero socdaan kumanaan shacbiga Somaliland ka mid ah, iyagoo waftiguna dadkaasi gacan tag u fidiyey.

DSC_0004 DSC_0008 DSC_0018 DSC_0023 DSC_0028 DSC_0049 DSC_0060 DSC_0066 DSC_0069 DSC_0074 DSC_0076 DSC_0081 DSC_0085 DSC_0087 DSC_0092 DSC_0093 DSC_0094 DSC_0103 DSC_0107 DSC_0124 DSC_0127 DSC_0131 DSC_0149 DSC_0154 DSC_0157 DSC_0179 DSC_0190 DSC_0195 DSC_0199 DSC_0211 DSC_0217 DSC_0253 DSC_0276 DSC_0281 DSC_0299 DSC_0308 DSC_0313 DSC_0315 DSC_0322 DSC_0328 DSC_0346 DSC_0355 DSC_0372 DSC_0435 DSC_0436 DSC_0440 DSC_0443 DSC_0448 DSC_0450 DSC_0451 DSC_0455 DSC_0461 DSC_0469 DSC_0480 DSC_0484 DSC_0488 DSC_0489 DSC_0506 DSC_0517 DSC_0549 DSC_0595 DSC_0598 DSC_0614 DSC_0619 DSC_0621 DSC_0624 DSC_0637 DSC_0646 DSC_0656 DSC_0683 DSC_0711

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories